أكاديمية الهمم للتدريب والتطوير

أكاديمية الهمم للتدريب والتطوير تدريبٌ يُتقن *** وتطويرٌ يُثمر.

26/11/2025

OGEYSIIS MUHIIM AH

Akadeemiyadda Al Himam
Oo ah Akadimiyad bixisa tababaro xirfadeed iyo aqoon-kororsi loogu talagalay macallimiinta Soomaaliyeed, waxay ku wargalinaysaa dhammaan bahda waxbarashada in ay qabaneyso dawro cinwaankeedu yahay:

توجيهات ونصائح لمعلم الناس الخير

Tilmaamo & Talooyin U Gaar Ah Baraha Faafiya Khayrka

Dawradaan waxaa soo jeedin doona.
الشيخ عبد الغني عيني

Ujeedada Dawrada:-
1. Xoojinta xirfadaha iyo kartida macallinka Soomaaliyeed.

Waqtiga dawrada habeenimada jimcaha ee so aadan tariiqduna tahay
1447/6/6 wafaqsan 2025/11/27
F:g Qof kasta ee kasoo qeyb gala dawrada waxa uu heli doona shahaado

تدريب يتقن وتطوير يثمر.

Wixii faah faahin ah kala xiriir
📞 252617559655

📢 إعــــــــــــلان هـــــــــام  يسرُّ أكاديمية الهِمَم للتدريب والتطويرأن تُعلن عن دورةٍ مميَّزة بعنوان:(مسؤولية معلِّ...
16/10/2025

📢 إعــــــــــــلان هـــــــــام

يسرُّ أكاديمية الهِمَم للتدريب والتطوير
أن تُعلن عن دورةٍ مميَّزة بعنوان:
(مسؤولية معلِّم القرآن في التعليم ومستوى الحافظ)

يُقدِّمها:
فضيلة الدكتور هلال محروس
مقرئ القراءات العشر، وحاصل على دكتوراه في الشريعة الإسلامية.

🕗 الزمان: ليلة الأحد القادمة بعد صلاة العشاء
🌐 المكان: عبر تطبيق تيليجرام
🔗 https://t.me/alhimamacademy


Waxay Akadeemiyadda Al-Himam ee Tababarka iyo Horumarinta
Dhawaan qaban doon taa dawro ciwaan keedu yahay ((مسؤولية معلِّم القرآن في التعليم ومستوى الحافظ
Mas’uuliyadda Macallinka Qur’aanka ee Waxbaridda iyo Heerka Xifdiga))

Waxaa bixinaaya:
Dr. Hilaal Maxruus
Qaari akhriya tobanka qiraa’o haystana PhD xagga Shareecada Islaamka .

🕗 Waqtiga: Habeenka Axadda soo galayso, salaadda cishaha ka dib
🌐 Goobta: Barnaamijka Telegram
🔗 https://t.me/alhimamacademy

📞 Laxiriir: +252617559655

📞 للتواصل: 61 7559655

Alxmdullilaah, waxaaa goordhaw si qurux badan inoogu soo gabagaboobay dawradii ciwaankeedu ahaa ( Tilmaamaha macallinka ...
04/09/2025

Alxmdullilaah, waxaaa goordhaw si qurux badan inoogu soo gabagaboobay dawradii ciwaankeedu ahaa ( Tilmaamaha macallinka guuleystay ) ee uu inoo soo jeedinaayay Sh Yuusuf Cali Jaamac.

Qofkasta oo ay usuura gali waydey in uu kasoo qeyb galo dawrada oo duuban iyo pdf-keeda waxaan soo dhigeynaa barteenna Telegram-ka.

FG: qofkasta oo ka qeyb galay ama dib u dhageysta waxaa uu Shahaadada ka dalban karaa WhatsApp Number kaan hoose👇👇👇 https://wa.me/message/F5PDBNYGB5W7D1

Ku biir Telegram ka:👇 https://t.me/alhimamacademy

📢 || 𝙒𝘼𝙍𝙂𝙀𝙇𝙄𝙉 𝙈𝙐𝙃𝙄𝙄𝙈 𝘼𝙃.تُعلِن أكاديمية الهمم للتدريب والتطوير لجميع المعلمين عن إقامة دورة تدريبية.AL-HIMAM AKADEMY wax...
01/09/2025

📢 || 𝙒𝘼𝙍𝙂𝙀𝙇𝙄𝙉 𝙈𝙐𝙃𝙄𝙄𝙈 𝘼𝙃.

تُعلِن أكاديمية الهمم للتدريب والتطوير لجميع المعلمين عن إقامة دورة تدريبية.
AL-HIMAM AKADEMY waxay ku wargelinaysaa dhamaan 𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗹𝗶𝗺𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 in ay qabanayso Dawro Ciwaan keedu yahay:

صــفــات الــمــعــلــم الــنــاجـــح

🎤 𝗧𝗮𝗯𝗮𝗯𝗮𝗿𝗲:
▪︎ Sheekh Yuusuf Cali Jaamac

🎯 𝗠𝗮𝗰𝗹𝘂𝘂𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮:
🗓 Waqtiga: Habeenka Jimcada ay soo galeyso: 12/3/1447 ---- 4/9/2025
⏰️ Saacadda: 8:00 HABEENIMO

📍 𝗚𝗼𝗼𝗯𝘁𝗮:
■ Telegram
■ Shahaado ayaa la bixinayaa
■ Kasoo qabgalku waa bilaash

Kusoo biir Group ka : https://chat.whatsapp.com/F2OamB5lv1XFqRlDuY9Ne5?mode=ac_t

Kusoo biir Kanaalka Telegram: https://t.me/alhimamacademy

○ Wixii Faahfaahin ah kala xiriir
WhatsApp: https://wa.me/252617559655

Mahadsanid.

أكاديمية الهمم للتدريب والتطوير


01/09/2025

📢 || 𝙒𝘼𝙍𝙂𝙀𝙇𝙄𝙉 𝙈𝙐𝙃𝙄𝙄𝙈 𝘼𝙃.

تُعلِن أكاديمية الهمم للتدريب والتطوير لجميع المعلمين عن إقامة دورة تدريبية.
AL-HIMAM AKADEMY waxay ku wargelinaysaa dhamaan 𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗹𝗶𝗺𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 in ay qabanayso Dawro Ciwaan keedu yahay:

صــفــات الــمــعــلــم الــنــاجـــح

🎤 𝗧𝗮𝗯𝗮𝗯𝗮𝗿𝗲:
▪︎ Sheekh Yuusuf Cali Jaamac

🎯 𝗠𝗮𝗰𝗹𝘂𝘂𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮:
🗓 Waqtiga: Habeenka Jimcada ay soo galeyso: 13/3/1447 ---- 4/9/2025
⏰️ Saacadda: 8:00 HABEENIMO

📍 𝗚𝗼𝗼𝗯𝘁𝗮:
■ Telegram
■ Shahaado ayaa la bixinayaa
■ Kasoo qabgalku waa bilaash

Kusoo biir Group ka : https://chat.whatsapp.com/F2OamB5lv1XFqRlDuY9Ne5?mode=ac_t

Kusoo biir Kanaalka Telegram: https://t.me/alhimamacademy

○ Wixii Faahfaahin ah kala xiriir
WhatsApp: https://wa.me/252617559655

Mahadsanid.

أكاديمية الهمم للتدريب والتطوير


جمعة مباركة
08/08/2025

جمعة مباركة

Dhamaan akhyaarta waxaan ku wargelinaynaa in Telegram ka aan soo dhignay Dawradii xalay oo duuban iyo pdf keedaba.Hada k...
06/08/2025

Dhamaan akhyaarta waxaan ku wargelinaynaa in Telegram ka aan soo dhignay Dawradii xalay oo duuban iyo pdf keedaba.

Hada kasoo daawo👇👇

https://t.me/alhimamacademy

Allah ayaa mahad leh.Waxaa hadda inoosoo gabagaboobay Tababarkeeni (أساسيات التديس المعاصر) oo uu inoo qabtay Tababare: ...
05/08/2025

Allah ayaa mahad leh.

Waxaa hadda inoosoo gabagaboobay Tababarkeeni (أساسيات التديس المعاصر) oo uu inoo qabtay Tababare: Ustaad Cabdnaasir Macallin Daawuud ( Guuraaye ).

Qofkii ay u suurta gali weyday in uu kasoo qayb galo, Dowrada oo duuban iyo pdf keedaba halkaan ayaan soo dhigi doonnaa insha allah.

Mahadsanidiin.

📢 || 𝙒𝘼𝙍𝙂𝙀𝙇𝙄𝙉 𝙈𝙐𝙃𝙄𝙄𝙈 𝘼𝙃.تُعلِن أكاديمية الهمم للتدريب والتطوير لجميع المعلمين عن إقامة دورة تدريبية.AL-HIMAM AKADEMY wax...
04/08/2025

📢 || 𝙒𝘼𝙍𝙂𝙀𝙇𝙄𝙉 𝙈𝙐𝙃𝙄𝙄𝙈 𝘼𝙃.

تُعلِن أكاديمية الهمم للتدريب والتطوير لجميع المعلمين عن إقامة دورة تدريبية.
AL-HIMAM AKADEMY waxay ku wargelinaysaa dhamaan 𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗹𝗶𝗺𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 in ay qabanayso Dawro Ciwaan keedu yahay:

أساسيات التدريس المعاصر
- طرائق التدريس المعاصر
- تحضير الدرس وأساليبه

🎤 𝗧𝗮𝗯𝗮𝗯𝗮𝗿𝗲:
▪︎ Ustaad Cabdinaasir Daawuud ( Guuraaye )

🎯 𝗠𝗮𝗰𝗹𝘂𝘂𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮:
🗓 Waqtiga: Arbaco: 6/8/2025
⏰️ Saacadda: 8:00 HABEENIMO

📍 𝗚𝗼𝗼𝗯𝘁𝗮:
■ Telegram
■ Shahaado ayaa la bixinayaa
■ Kasoo qabgalku waa bilaash

Kusoo biir Group ka : https://chat.whatsapp.com/F2OamB5lv1XFqRlDuY9Ne5?mode=ac_t

Kusoo biir Kanaalka Telegram: https://t.me/alhimamacademy

○ Wixii Faahfaahin ah kala xiriir
WhatsApp: https://wa.me/252617559655

Mahadsanid.

أكاديمية الهمم للتدريب والتطوير


04/08/2025

📢 || 𝙒𝘼𝙍𝙂𝙀𝙇𝙄𝙉 𝙈𝙐𝙃𝙄𝙄𝙈 𝘼𝙃.

تُعلِن أكاديمية الهمم للتدريب والتطوير لجميع المعلمين عن إقامة دورة تدريبية.
AL-HIMAM AKADEMY waxay ku wargelinaysaa dhamaan 𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗹𝗶𝗺𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 in ay qabanayso Dawro Ciwaan keedu yahay:

أساسيات التدريس المعاصر
- طرائق التدريس المعاصر
- تحضير الدرس وأساليبه

🎤 𝗧𝗮𝗯𝗮𝗯𝗮𝗿𝗲:
▪︎ Ustaad Cabdinaasir Daawuud ( Guuraaye )

🎯 𝗠𝗮𝗰𝗹𝘂𝘂𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮:
🗓 Waqtiga: Arbaco: 6/8/2025
⏰️ Saacadda: 8:00 HABEENIMO

📍 𝗚𝗼𝗼𝗯𝘁𝗮:
■ Telegram
■ Shahaado ayaa la bixinayaa
■ Kasoo qabgalku waa bilaash

Kusoo biir Group ka : https://chat.whatsapp.com/F2OamB5lv1XFqRlDuY9Ne5?mode=ac_t

○ Wixii Faahfaahin ah kala xiriir
WhatsApp: https://wa.me/252617559655

Mahadsanid..

أكاديمية الهمم للتدريب والتطوير


Address

Mogadishu
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when أكاديمية الهمم للتدريب والتطوير posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share