Kheyradka tv

Kheyradka tv wll nagala mid noqo saxibada halkan aa ku mideysanahy

25/02/2026

. TikTok

25/02/2026

Hunguri meshaa ayaa ku dhigaa waka wallken diifle into qof amaan islahay asiga fusto isku riixay

21/02/2026

Runtii waa musiibo murugo leh in dhiig shacab Soomaaliyeed lagu daadiyo maalin barakeysan. Caddaalad iyo isla-xisaabtan ayaa loo baahan yahay. Ilaahay ha u naxariisto inta dhimatay, inta dhaawacantayna ha caafiyo. Samir iyo iimaan allaha ka siiyo eheladii ay ka baxeen.”

21/02/2026

Shacab waa lo heshiyay. Madaxdi ee manta rajo fcn ka qabeen ayaa sidan u galeyso.
Dadka shacabka waxe carabka ku dhiften arintan inoo maamulka gowalka banaadir wato.
X.xaadole arintaan mala qabyaa munka mise ka hadli donyaa shacabka manta sidaan loo ha suuqay

Mahad sanidin  dhaman  asxbtada  aa halkan  ku midownay
18/02/2026

Mahad sanidin dhaman asxbtada aa halkan ku midownay

18/02/2026

War waxan raganimo waa dhameyay xaadole

18/02/2026

Waxaas ayaa kefiyo saafi ka ah

16/02/2026

M.a qawasho cajiib ah

15/02/2026

Dad badan ayaa FARXAD la ooyi doono maalmaha soo socda!

15/02/2026

Wllka waa midka ku waniyaa marke runta jogto.

14/02/2026

"Wallahi inaan cidna ka yeeleyn Gobalka Banaadir beel gaar ah ayaa qaadaneysa,Reer Koonfur Galbeed waa ku dulmanyihiin Gobalkaan Canshuursha ugu badana iyaga ayaa bixiya"

Xildhibaan Maxamaed Abuurkar

14/02/2026

Madaxweyne Farmaajo oo lakulmay axmed madoobe iyo saciid deni

Address

Mogadishu

Telephone

+252770812930

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kheyradka tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kheyradka tv:

Share