Himilo Wadag

Himilo Wadag asxbta kusoo dhawaada page cusub waxaad kaheley kartaa waxa waliba oo xiisaleh

Golabal stars the best teame Because every powere golabal stars
01/05/2021

Golabal stars the best teame
Because every powere golabal stars

Waxaan ugu baaqayaa dadkii ku barakacay qalalaasihii maalmahan ka jiray Muqdisho in ay guryahooda ku soo laabtaan. Ciida...
28/04/2021

Waxaan ugu baaqayaa dadkii ku barakacay qalalaasihii maalmahan ka jiray Muqdisho in ay guryahooda ku soo laabtaan. Ciidammada waxaan farayaa in ay shacabka u fududeeyaan in ay guryahooda iyo ganacsiyadooda ku soo noqdaan. Waxaa naga go’an in shacabkeennu helo nabad iyo xasillooni.

07/04/2021

Waxaa goordhow Teendhada Afisyooni ka bilowday shirka aan rasmiga aheyn ee dhaxeeya DFS, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, dhammaan madaxda ayaa goobjoog ah oo shirka ku jira.

Shirka maanta ayaa la filayaa in horumar laga sameeyo qodobada la isku mari la’aa maalmihii la soo dhaafay ee ku saabsanaa ajandaha shirka rasmiga ee soo socdo, waxaana tan iyo xalay soo baxayay rajo ah in shirka maanta is faham laga gaari doono.

07/04/2021

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu ka dhacay wadada isku xirta Muqdisho iyo Balcad.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa Miino, islamarkaana waxaa lala eegtay Ciidanka Haramcad.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay agaga gaarka Xayle Bariise ee Muqdisho

31/03/2021

Xildhibaan Cabdi Shire: Waxaan Rajeynayaa Dowlada Fadaraalka Iyo Maamul Goboleedyada In Ay Hirgaliyaan Heshiiskii Doorashada Hadii Kale Baarlamaanka Ayaa Katashanaya Masiirka Dalka

31/03/2021

Xil.Safiyo Xasan Nuur "Marna ma aqbaleyno Firaaq Dastuuri ah Dalka in uu ka dhaco "

Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane, Ahmed Abdi Kaariye ayaa casuumaad ugu sameyay Hoyga uu ka degenyhay magalada Moqdi...
31/03/2021

Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane, Ahmed Abdi Kaariye ayaa casuumaad ugu sameyay Hoyga uu ka degenyhay magalada Moqdisho madaxweynayasha koonfur Galbeed Madaxweyne Abdi asis Hasan Mohomed "Lafta gareen" iyo Madaxweyne Ali Abdulahi Husien "Guudlawe."

31/03/2021

Xildhibaan C/fitaax Khaasin: Baarlamaan Mala Furaayo,Doorasho Lama Aadaayo Mashaqeyneyso

Himilo wadag

31/03/2021

Xildhibaan Maryan Haaruun: Anaga Waxaan Rabtaa Samatabixin iyadiina Utaaganahay

31/03/2021

Hees Cusub : Kuwa daahinahayaa waa dowlad diid.
Codka : Yuusuf Haybaro
Miraha : Abwaan Shube
Music : Aadan Shimbiraleys

31/03/2021

Kulankii Golaha Shacabka ayaa hadda soo gaba gaboobay, iyadoo aysan suurta gelin shakigii laga qabay in muddo kordhin halkaas loogu sameeyo Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Farmaajo.

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne   uu xilkii kaga qaaday Maareeyihii G...
31/03/2021

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Maareeyihii Guud ee h**e ee Hay'adda Duulista iyo Madaarada kuna magacaabay masuul cusub.

Wareegtaduna Waxay u dhignayd Sidan:

Himilo wadag

Address

Mogadishu

Telephone

+252617233028

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Himilo Wadag posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Himilo Wadag:

Share