Ruunirgood media

Ruunirgood media kala soco xogog qarsoon

18/02/2025
Degmadda Ruunnirgood    Oo Dhan Kasta Ka Bur-bursan  Degmadda Ruunirgood K**a yaqeeyaan wax Walba oo Degmo Lee-dahay Had...
18/02/2025

Degmadda Ruunnirgood Oo Dhan Kasta Ka Bur-bursan Degmadda Ruunirgood K**a yaqeeyaan wax Walba oo Degmo Lee-dahay Hada-ba Sheeg Waxa kaliya oo Ka Shaqeeya

Degmadda Ruunirgood waxa eey u Baahan tahay Wadooyin intar-loog ah & kuwe jaay & laami
27/10/2024

Degmadda Ruunirgood waxa eey u Baahan tahay Wadooyin intar-loog ah & kuwe jaay & laami

Degmadda Ruunnirgood oo aan ku jirin GacantaDowladda Federaalka Somalia aya han-dana dooneysa in  eey Hesho Saamigga shi...
26/10/2024

Degmadda Ruunnirgood oo aan ku jirin Gacanta
Dowladda Federaalka Somalia aya han-dana dooneysa in eey Hesho Saamigga shidaalka somalia u soo bixi doona

Gooba'ha laga shaaho ee Degmadda Ruunirgood aya si weyn looga hadal hayaa maantta

Markabka turkiga ee shalay ku soo xirtay Dekedda weyn ee Muqdisho

oo soo saari doona shidaalka dhex Cega'ga Somalia

Xitaa Geleydda Magaaladda

Ruunirgood Caanaha u soo Safriso aya sheegaa in eey jooji doonaan ilaalka Geella hadii uu soo baxo shidaalku

oo eey Wadamadda Caalamka u Safri doonaan shidaalka

26/10/2024

Shidaalku meeqo sano ayuu khaadda doonaa horta

25/10/2024

Waxa uu shidaalku Cega-gaa Degmadda Ruunirgood ee Ha Laga soo Saaro iyada

14/09/2024

Asc shacabka Degmada Ruunirgood
ma noo xiisteen bilahasn khadka kuma jirinee

18/06/2024
15/01/2024

Waa laga khuustay Degmadda Ruunnirgood Shabaab aya ku De'keynaayo waxane Ed Qoorta loo suray dadka degan Degmadda
Ruunnirgood Mamaulkii Degmadda aya si Toos ah ugu laabtay muqdisho Oo Ewel dhex dega-naay Ciidamo Milatari ah oo joogay Duleedka Daba-karo ee Degaanka Cad-cadooy

Address

Kaaraan
Mogadishu

Telephone

+252616457956

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ruunirgood media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share