17/11/2025
DEG DEG: Caalamka xaalka ma wanaagsana Itoobiya iyo ereteeriya,xaalka Faraha ayuu ka sii baxaya, Ereteeriya waxay la WAREEGTAY 40 degsiimo OO Ku yaala Gobolka Tigreey
Mareykanka wuxuu Awoodiisa geeyay badaha Venezuela, dhanka kalena waxay diyaariyeen awoodii ay kaga hortagi lahaayeen.
BBCda ayaa aqoonsan in dhamaan dhinacyada Todobaadyadan ay Fooda is Dari karaaan.
Uganda ayaa iyagana Bad Xoog ah ka Doonaya Kenya iyo Tanzania
Aragtidaada Noo Reeb 👇