07/09/2025
Meelo badan oo dunida ah waxaa laga soo warinayaa in Dayaxii Qeybtii ay Madoobaatay, Masaajidda Muslimiinta oo ay ugu weynyihiin
Masjidka Nabiga CSW iyo Masjidka Xaramka ayaa salaad Alle bari ah looga istaagay markii la arkay dayaxii oo soo madoobaanaya caawa.
Adigu halka aad joogto ma ka aragtaa?