IFIYE MEDIA

IFIYE MEDIA ALWAYS ALLAH WITH US��

01/01/2023

2022 gone 🏃‍♀️🏃.

2023 came🧍‍♂️🧍‍♂️.

31/12/2022

Ragga waa ninka ad adag 👍👍

Badanaa dhalinyarta soomaaliyeed oo ubadan kuwo wax  da'yar %90 waa shaqo la'aan sababtuna waxay tahay sidan:-1.%50 shaq...
30/12/2022

Badanaa dhalinyarta soomaaliyeed oo ubadan kuwo wax da'yar %90 waa shaqo la'aan sababtuna waxay tahay sidan:-

1.%50 shaqo ma raadiyaan oo waa lazy yaal.

2.%20 ayagoo karti wax qabad leh ayaysan ku helin qabiilkooda dartii wax shaqo ah.

3.%20 xirfado malahan aqoona ma lahan meel lagu xisaabana malahan waa kuwa derbiyada ku dayacan...
♤●Tobanka soo hartay wa kuwo garab ka heleya siyaasiyiin ama dadka reerka u tun wayn dabada ku wadaan.
Dowlladnimada la sheego waa shacab shacabkuna waa dhalinyaro... dhalinteena hadan dayacno qarankeenana waa dayacnay.

30/12/2022

Talo keen mise talo raac noqo
🤩🤩🤩🤩

Address

Mogadishu
321ASAD

Telephone

+252616806340

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when IFIYE MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to IFIYE MEDIA:

Share