Mohamed Osman Ks

Mohamed Osman Ks Arimaha Bulshada, Ciyaaraha iyo Dhacdooyinka kale ee Dunidaba kala soco halkaan | Kusoo biir | .

Badweyn media waa shirkad madaxbannaan oo soo gudbisa arimaha bulshada iyo ciyaaraha.

Kooxda Flemengo ee ka yar 20 sano (Under20) ayaa xasuuqday  Erik ten Hag kulankiisi koowaad ee Bayer Liverkusen uu hogaa...
19/07/2025

Kooxda Flemengo ee ka yar 20 sano (Under20) ayaa xasuuqday Erik ten Hag kulankiisi koowaad ee Bayer Liverkusen uu hogaamiyo 😄

24/06/2025

Dowladeena warqada canbaareeynta, dalka iiraan Mention- maku dhahday horta mise?

!

DEG DEG: Weerar diyaarado ah ayaa hadda kusocda magaalada BABOLSAR ee Iran—sidaa waxaa qoray warbaahinta Iran. Duqeenta ...
24/06/2025

DEG DEG: Weerar diyaarado ah ayaa hadda kusocda magaalada BABOLSAR ee Iran—sidaa waxaa qoray warbaahinta Iran. Duqeenta cidda wada waa Israil. Waa war hadda soo dhacay.

Xabad joojinti iyo bootati Trump kakac miyaa?

Abdi Nor Iftin

Messi manta waa 38 jir. Soo qor 1 xiddig oo ka fiican?,  sidaas waxaa soo qoray Nimca Magan !!. Ma waxee iloowday Cr7, P...
24/06/2025

Messi manta waa 38 jir. Soo qor 1 xiddig oo ka fiican?, sidaas waxaa soo qoray Nimca Magan !!. Ma waxee iloowday Cr7, Pele iyo Maradona 😅

BAHDIL:Barcelona ayaa markii ugu horeysay badisay afar kulan oo ElClásico oo xiriir ah 4-0-0 waxayna ka dhaliyeen dhigee...
11/05/2025

BAHDIL:Barcelona ayaa markii ugu horeysay badisay afar kulan oo ElClásico oo xiriir ah 4-0-0 waxayna ka dhaliyeen dhigeeda Real 17-gool 🤯

7-dhibcood ayay hada hogaanka ku qabteen😤🔥

Xasuuqa Barcelona ay sameeneyso yuusan ku ilowsiin in Liverpool ay saf sharafeed ka heleen malxiisayaasha Arsenal.Nimca ...
11/05/2025

Xasuuqa Barcelona ay sameeneyso yuusan ku ilowsiin in Liverpool ay saf sharafeed ka heleen malxiisayaasha Arsenal.

Nimca Magan

Madaxweyne Xasan ayaa wada qorshe Jubaland loogu dhisayo maamul dibad wareeg ah oo uu Madaxweyne ka yahay Wasiirka Amnig...
11/05/2025

Madaxweyne Xasan ayaa wada qorshe Jubaland loogu dhisayo maamul dibad wareeg ah oo uu Madaxweyne ka yahay Wasiirka Amniga DFS Fartaag.

Magaalada Doolow ee Gobolka Gedo oo maanta laga qaaday xayiraadii duulimaadyada ee saarnayd ayaa la filayaa in lagu qabto doorasho ku sheeg sharci daro ah.

RW Xamse ayaa waday olole uu ku doonayey in Madaxweynaha maamulka dibad wareega ah laga dhigo siyaasi ka soo jeeda Beesha Reer Cabdulle ee Ogaden.

Xogo aan helay ayaa ii xaqiijiyey in Xasan ku qanciyey Xamse in jagadaas loo daayo Mareexaan maadaama aan qof laga hayn Ogaden oo ay taageersanyihiin Madaxweynaha sharciga ah ee Jubaland Axmed Islaan.

Fartaag oo dhowaan Xasan u diray Itoobiya si uu uga soo helo taageero ayaa u sheegay Villa Soomaaliya inuu ka soo helay taageero buuxda Adisababa.

10/05/2025

CCW iyo Xaalada Dalka 🇸🇴

Koox kasta oo ka mid ah lixda kooxood ee ugu waa weyn Premier League waxa ay ciyaartay ama ka soo muuqan doonaa Final-ka...
10/05/2025

Koox kasta oo ka mid ah lixda kooxood ee ugu waa weyn Premier League waxa ay ciyaartay ama ka soo muuqan doonaa Final-ka Koob xilli ciyaareedkan, marka laga reebo Arsenal.💔

Ciddaan habaaraa haysta, haba laga qaado haddii la rabee Final-ka inay tagto xitaa waa laga la'yahay.!

Kaddib labo xilli ciyaareed oo dhammaystiran oo uu ku qaatay Kooxda Arsenal, Declan Rice ayaa wali haysta kaliya hal koo...
10/05/2025

Kaddib labo xilli ciyaareed oo dhammaystiran oo uu ku qaatay Kooxda Arsenal, Declan Rice ayaa wali haysta kaliya hal koob oo weyn xirfaddiisa ciyaareed. 👀

Koobkaasina waa UEFA Conference League uu kula guuleystay Kooxda West Ham United.🏆

Haaruun khasaaro

10/05/2025

MUQDISHO IYO MAANTA !!!

Laammiyadii Turkey noo dhisay ee ugu tayada wanaagsanaa waxaa sidaas roobka inuu u qaato sababay shirkado koronto iyo ku...
10/05/2025

Laammiyadii Turkey noo dhisay ee ugu tayada wanaagsanaa waxaa sidaas roobka inuu u qaato sababay shirkado koronto iyo kuwo isgaarsiin oo inta jaray ka dibna ku dhisay laammi aan tayo laheyn.

Jidka Maka Al Mukarama laammiga la saaray intii joogtay wey ogeyd wuxuu ahaa 3 lakab oo isi saaran, kuwaas oo ay adkeyd in uu roob qaato, dhowr iyo toban sanana aysan dhicin in ay sidaan noqdaan.

Bal maanta waa sidee laammiyadii ay Dowladda hoose noo fidisay sida darintii?.



Nuune Ali Hassan

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Osman Ks posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Osman Ks:

Share