Alas HD

Alas HD ku soo dhawoow page kayga follow wax wayn maaha waad isgaarsiin kartaan please

Xoreeye❌Barakiciye ✅
14/08/2025

Xoreeye❌
Barakiciye ✅

06/07/2025

Maqaayadaan hada soo noolaatay mudo xirnayd ugu falgalka badan

07/01/2025

゚viralシ

25/12/2024

xamr iyo muqdisho waa......

Waa codsi follow isoo dhaha
16/12/2024

Waa codsi follow isoo dhaha

follow like share pogena Alas HD
14/12/2024

follow like share pogena Alas HD

11/12/2024
08/12/2024

Sidee vedio editin ku bartaa?

Ninkan waxa lagu magacaabaa Hadi Albaxra (Hadi Albahra) waa hoggaamiyaha isbahaysiga mucaaradka iyo xoogagga xoraynta Sy...
08/12/2024

Ninkan waxa lagu magacaabaa Hadi Albaxra (Hadi Albahra) waa hoggaamiyaha isbahaysiga mucaaradka iyo xoogagga xoraynta Syria.

WAR DEG DEG AH!Caasimada Suuriya ee Dimishiq ayaa si ramsi ah ugashay gacanta xoogaga mucaaradka.Kooxaha mucaaradka ayaa...
08/12/2024

WAR DEG DEG AH!

Caasimada Suuriya ee Dimishiq ayaa si ramsi ah ugashay gacanta xoogaga mucaaradka.

Kooxaha mucaaradka ayaa la wareegay dhismaha Raadiyaha iyo Telefishinka Suuriya, waxayna ku dhawaaqeen inuu dhamaaday xukunkii Bashaar Al Asad.

Madaxweynihii Suuriya ayaa ka cararay magalada Dimishiq lama yaqaan meel uu aaday, sida Reuters ay u xaqiijiyeen saraakiil Suuriyaana.

Tan ayaa ka dhigan in taarikhda Suuriya ay u bilaabantey bog cusub lana soo afmeeray xukunkii qoyska Asad oo dalkaasi kasoo talinayay muda kabadan nus qarni. (53 sanadood.)

22/11/2024

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alas HD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Alas HD:

Share