Ahmed Mohamed ibrhm

Ahmed Mohamed ibrhm ๐ŸŒพ Khabiir Beeraha | ๐Ÿง‘โ€๐ŸŒพ Dhiirigeliye Beeralayda Soomaaliyeed | ๐Ÿ’š Horumarinta Cuntada & Deegaanka | ๐Ÿ“ Soomaaliya

caawa waa habeenka 15-ka Shacbaan ๐ŸŒ™(Habeenka Nisfu Shaสฟbaan)Maxay tahay Nisfu Shacbaan?Waa habeen qiimo iyo fadli leh oo...
02/02/2026

caawa waa habeenka 15-ka Shacbaan ๐ŸŒ™
(Habeenka Nisfu Shaสฟbaan)

Maxay tahay Nisfu Shacbaan?
Waa habeen qiimo iyo fadli leh oo ku jira bisha Shacbaan, waana habeen ay muslimiintu Alle u noqdaan, dambi dhaafna ka dalbaan.

Aan qalbiyadeenna nadiifino,
aan iska cafinno,
aan Alle u noqono si daacad ah.

Fadliga habeenkan

๐Ÿ“ฟ Alle wuxuu eegaa addoomadiisa habeenkan

๐Ÿ“ฟ Wuxuu u dambi dhaafaa dad badan

Marka laga reebo:

โ—‡Qof mushrik ah
โ—‡Qof qalbigiisa naceyb ka buuxo (xasad & colaad)

Maxaa wanaagsan in la sameeyo caawa?

โœ… Salaad
โœ… Ducada badan
โœ… Istighfaar
โœ… Qurโ€™aan akhris
โœ… Is cafin & qalbi nadiifin

Ducada Quruxda badan ee caawa:

ุงู„ู„ู‡ู… ุงุบูุฑ ู„ู†ุง ุฐู†ูˆุจู†ุงุŒ ูˆุทู‡ุฑ ู‚ู„ูˆุจู†ุงุŒ ูˆุงุตู„ุญ ุญุงู„ู†ุง
๐Ÿคฒ Alle ha naga dhigo kuwa lo dambi dhaafo

ุงู„ู„ู‡ู… ูŠุง ูˆุงุณุน ุงู„ู…ุบูุฑุฉุŒ ุงุบูุฑ ู„ู†ุง ุฐู†ูˆุจู†ุงุŒ ูˆุงุณุชุฑ ุนูŠูˆุจู†ุงุŒ ูˆุทู‡ู‘ุฑ ู‚ู„ูˆุจู†ุง ู…ู† ุงู„ุญู‚ุฏ ูˆุงู„ุญุณุฏุŒ ูˆุงูƒุชุจู†ุง ู…ู† ุนุชู‚ุงุฆูƒ ู…ู† ุงู„ู†ุงุฑุŒ ูˆุงุฌุนู„ู†ุง ู…ู† ุนุจุงุฏูƒ ุงู„ุตุงู„ุญูŠู† ุงู„ู…ู‚ุจูˆู„ูŠู†.
ุงู„ู„ู‡ู… ุจู„ู‘ุบู†ุง ุฑู…ุถุงู† ูˆู‚ุฏ ุบูุฑุช ู„ู†ุง.

Ahmed Mohamed ibrhm

Address

Mogadishu

Telephone

+252615606275

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Mohamed ibrhm posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ahmed Mohamed ibrhm:

Shortcuts

Share