Suldaanka media

Suldaanka media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Suldaanka media, Digital creator, Ceerigaabo, Mogadishu.

Aqalka cad ee maraykanka The white house iyo dhismaha xarunta sirdoonka Jubaland state ee     dhismahan shirkada qandara...
23/10/2025

Aqalka cad ee maraykanka The white house iyo dhismaha xarunta sirdoonka Jubaland state ee dhismahan shirkada qandaraaskeeda qaadatay waa shirkad wadani ah oo u hagar baxday si qurux badana u dhistay.

" Dawlada Imaaradku waxa ay balan-qaaday inay  bilaabayso  inay dalkeena ka dhoofiyaan  hilibka qalan, Suuqa  ugu weyn e...
23/10/2025

" Dawlada Imaaradku waxa ay balan-qaaday inay bilaabayso inay dalkeena ka dhoofiyaan hilibka qalan, Suuqa ugu weyn ee aanu ugu talo galayna waa Ceerigaabo" Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland

𝐌𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬 𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐞.𝑴𝒖𝒒𝒅𝒊𝒔𝒉𝒐, 𝟐𝟐 𝐎𝐤𝐭𝐨𝐨𝐛𝐚𝐫 𝟐𝟎𝟐𝟓: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Ma...
23/10/2025

𝐌𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬 𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐞.

𝑴𝒖𝒒𝒅𝒊𝒔𝒉𝒐, 𝟐𝟐 𝐎𝐤𝐭𝐨𝐨𝐛𝐚𝐫 𝟐𝟎𝟐𝟓: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Mahad Cabdi Faarax (Baraawe) u magacaabay Agaasimaha Waaxda Biyaha, Deegaanka iyo Isbedalka Cimilada, waxaana Xilkii laga qaaday Marwo Hani Xasan Cali.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa kula dardaarmay Agaaasimaha cusub ee Waaxda Biyaha, Deegaanka iyo Isbedalka Cimilada Mahad Cabdi Faarax in uu dardargeliyo shaqada iyo horumarinta waaxda.

—𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃—

Somali gamer Aya dhahay Hoyadey aduunka ayan ugu jeclahy , Amarkeeda waan qadanaya Wey ii talisa balse xaaskeyga Iima ta...
23/10/2025

Somali gamer Aya dhahay Hoyadey aduunka ayan ugu jeclahy , Amarkeeda waan qadanaya Wey ii talisa balse xaaskeyga Iima talin karto.

sido kale wxuu dhahay Xaskeyga Biil Ama lacag Cayiman oo tirsan baan siinaya balse hoyadey lacagteyda dhan , hantideyda, gawaarideyda wax walba xitta nafteda iyada leh , hadey idhahdo xaskaga Fur walahi waan Furaya.

maku raacsantahy Aragtidada commentiga nagula wadag

Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa  dhamaan culimada  Masaajidda ee dalka ku wargalisay in khudbadaha Jimcaha...
23/10/2025

Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa dhamaan culimada Masaajidda ee dalka ku wargalisay in khudbadaha Jimcaha lagaga hadlo Xaalada Nabadda Dalka iyo Waajibaadka Muwaadiniinta ee ilaalinta Amniga, islamarkaana ay ku baraarujiyaan bulshada taageerada Nabadda Gobolka Sanaag.

Usha sidan u wayn waxaa madaxa looga dhufanayaa hooyo da'ah oo reer Falastiin ah. Xili barkho ah iyadoo u socoto beertee...
23/10/2025

Usha sidan u wayn waxaa madaxa looga dhufanayaa hooyo da'ah oo reer Falastiin ah. Xili barkho ah iyadoo u socoto beerteeda si ay usoo gurato miraha Zeytuunka ee ka baxa beerteeda waxaa wadada u galay nimankan wajiyada soo duubtay ee rer Israi|l , kuwaasoo weerar ku ah deegaanada ay degan yihiin dadka falastiiniyiinta ee Daanta Galbeed, Falastiin.

Hooyadan da'da ah ayaa isbitaal loola cararay ka dib waxyeelo daran oo kasoo gaaray madaxa , sawirkan waxaa qaaday nin u dhashay dalka mareekanka oo isna markii dambe burcadan wajiyada soo duubtay kala kulmay waxyeelo.

Shacabka reer Falastiin ee ku nool Gazza iyo Daanta Galbeed waxay wajahayaan nolol adag.

ILLAAHOOW U GARGAAR ADOOMADAADA.

Isha ku hay halkan.

17/06/2025

Iran ayaa burburisay xarunta.....see more

27/05/2025

Madaxweynihii ugu horreeyay somalia

Address

Ceerigaabo
Mogadishu

Opening Hours

09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suldaanka media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share