 
                                                                                                    05/07/2025
                                        **Ujeeddada ugu weyn:**
 
🟠 **Ka saaridda nabarada iyo calaamadaha maqaarka** Gaar ahaan:
 
- Calaamadaha laabatooyinka (stretch marks)
 
- Nabarada qalliinka (surgical scars)
 
- Nabarada finanka (acne scars)
 
- Gubashooyin iyo nabaro h**e oo maqaarka ah
**Faa’iidooyinka:**
 
✅ Maqaarka ayuu jilciyaa
 ✅ Nabaro iyo calaamado ayuu yareeyaa 
✅ Maqaarka ayuu Qurxiyaa oo uu hagaajiyaa
 ✅ Waxaa loo isticmaalaa caloosha, lugaha, gacmaha, dhabarka, iwm.                                    
 
                                                                                                     
                                                                                                     
                                                                                                     
                                                                                                     
                                                                                                     
                                                                                                     
                                                                                                     
                                         
   
   
   
   
     
   
   
  