Sahruuj

Sahruuj media

13/08/2023

Doodii adkeed ee dhaxmartay Mudanayadhii Golaha Shacabka.

Waxaa guul ku soo dhammaaday shirkii gaarka ahaa ee   oo ay ka soo qeyb galeen Dalalka deeq-bixiyeyaasha oo hoggaan ay u...
13/10/2022

Waxaa guul ku soo dhammaaday shirkii gaarka ahaa ee oo ay ka soo qeyb galeen Dalalka deeq-bixiyeyaasha oo hoggaan ay u yihiin hay’adda Lagacta Adduunka IMF iyo Bangiga Adduunka.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Elmi M. Nur ayaa ka qeyb galayaashii shirka la wadaagay dadaalka iyo horumarka ay Soomaaliya ka gaartay hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda, sidii Dowladdu u fulisay dhammaan shuruudihii deyn-cafinta iyo taageerada looga baahan yahay Saaxiibada caalamka.

30/06/2022

Ma Aqbali karo in walalkayga Muslimka ah oo Somaaliga ah layga waardiyeeyo oo waliba uu iga waardiyeyo shaqsi aan Dhalasho iyo Diin tuna aany wadaagin.

08/06/2022

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Muqdisho ka codsaday in ay u dulqaataan xirnaanshaha jidadka caasimadda inta ay socoto munaasabadda caleemasaarka madaxweynaha maadaama ay dalka imaanayaan madax iyo wufuud heer sare ah.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa faray Taliska Booliska in ay diyaariyaan gaadiid goobaha caafimaadka lagu geeyo dadka ay la soo darsaan xaaladaha caafimaad inta ay jidadku xiran yihiin.

12/05/2022

Hadal jeedinta Musharax Madaxwayne Maxamed Cabdulahi Farmaajo.

12/05/2022

Musharax Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud "Hadaan xukunka qabto majirto Cid aan uga aarsan doono wixii h**ey u Dhacay".

Waxaa goor dhow Xarunta Teendhada Afisiyooni ka bilaabatay Hadal jeedinta musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya, Sida ku...
11/05/2022

Waxaa goor dhow Xarunta Teendhada Afisiyooni ka bilaabatay Hadal jeedinta musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya, Sida ku cad Jadwalka hadal jeedinta Madaxweynaha Waxaa maanta khudbadahoooda jeedinaya 20 Musharax.

20-ka Musharax ee maanta jeedinaya khudbadahooda Waxaa ka mid ah Xasan Cali kheyre Ra"iisulwasaare h**e, Dahir Maxamud Gelle Wasiirkii h**e ee Warfaafinta, Axmed Ducaale Geelle Xaaf Mw h**e ee Galmudug iyo Fawziya yuusuf Xaaji Aadan Wasiirkii h**e ee arrimaha dibada ee Soomaaliya.

Hussein Mohamed Siganeato Hadal jeedinta musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya, Sida ku cad Jadwalka hadal jeedinta Madaxweynaha Waxaa maanta khudbadahoooda jeedinaya 20 Musharax.

20-ka Musharax ee maanta jeedinaya khudbadahooda Waxaa ka mid ah Xasan Cali kheyre Ra"iisulwasaare h**e, Dahir Maxamud Gelle Wasiirkii h**e ee Warfaafinta, Axmed Ducaale Geelle Xaaf Mw h**e ee Galmudug iyo Fawziya yuusuf Xaaji Aadan Wasiirkii h**e ee arrimaha dibada ee Soomaaliya.

Ciidamada Yahuuda oo subxnimadii h**e ee saakay dilay wariyihii Aljazeera ee kasoo warami jirtay dhulka Falastiin Shiree...
11/05/2022

Ciidamada Yahuuda oo subxnimadii h**e ee saakay dilay wariyihii Aljazeera ee kasoo warami jirtay dhulka Falastiin
Shireen Abu Akleh

Iyadoo saakay tabineeysa war ku saabsan ciidanka Israel oo dagaalo kawada daanta galbeed ayey Madaxa xabad ugu dhufteen

Muuqaalo la baahiyay ayaa la arkayay Shireen Abu Akleh oo madaxa xabad uga dhacday.

Allah Ha u naxariisto waxey inbadan soo tabin jirtay dhibaatada Falastiin lagu haayo.

Musharrax Madaxwayne Gudoomiyihii h**e ee Gobalka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed  ayaa qaatay shahaadada Musharraxnimo e...
10/05/2022

Musharrax Madaxwayne Gudoomiyihii h**e ee Gobalka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed ayaa qaatay shahaadada Musharraxnimo ee xilka Madaxwaynaha Soomaaliya.

10/05/2022

Ban dhig Dareen qarsonaa..

Ugu danbeen musharax madaxwayne farmaajo wuu is keenay xili waliba si wayn isha loogu hayo.
09/05/2022

Ugu danbeen musharax madaxwayne farmaajo wuu is keenay xili waliba si wayn isha loogu hayo.

Gaashaambuurta Nato oo ku dhawaaqday in maalmaha soo socda 40 kun oo askari laga dajiyo bariga qaarada Yurub gaar ahaan ...
26/02/2022

Gaashaambuurta Nato oo ku dhawaaqday in maalmaha soo socda 40 kun oo askari laga dajiyo bariga qaarada Yurub gaar ahaan aaga xuduuda Ukrain.

24/02/2022

Dardaarankii Ra’iisul Wasaare Rooble.

21/02/2022

Ra'iisuwasaare ooble oo soo xiray Doorashada labada Gole ee Gobolada waqooye.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa furay Shirweynaha Qaran ee Gurmadka Abaaraha oo diiradda lagu s...
21/02/2022

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa furay Shirweynaha Qaran ee Gurmadka Abaaraha oo diiradda lagu saarayo sidii loogu gurman lahaa dadka Soomaaliyeed ee ay saameysay abaarta ba’an ee dalka ka jira.

Shirka waxaa ka qeyb galaya madaxweyneyaasha dowald-goboleedyada, Midowga Musharixiinta , siyaasiyiin iyo qeybaha kale duwan ee bulshada sida Ganacsatada, Culimaa’udiinka, Haweenka, Dhallinyarada, Odayaasha dhaqanka, bahda waxbarashada, waxaana ujeedkiisu yahay sidii shacabka Soomaaliyeed uga qeyb qaadan lahaa gurmadka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee abaartu hayso.

Guddiga Doorashada heer Dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa maanta Shahaadada Musharaxnimada gudoonsiiyey xubnaha u tartami...
02/02/2022

Guddiga Doorashada heer Dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa maanta Shahaadada Musharaxnimada gudoonsiiyey xubnaha u tartami doona kuraasta kala ah:
1-HOP #139
2-HOP #049
3-HOP #051
4-HOP #061.
Sida qorshuhu yahay afartaan kursi ayaa doorashadooda Khamiista berri ah lagu qaban doonaa magaalada Dhuusamareeb.

06/01/2022

Haweenka Somaaliyeed oo Dalbaday in Talada Dalka iyaga Gacanta loo galiyo.

Guddiga Doorashadda heer Federaal oo soo hadlay......
26/12/2021

Guddiga Doorashadda heer Federaal oo soo hadlay......

Address

Taleeh Road
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahruuj posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share