Somali media

Somali media Sharaf ayeey iitahay booqashadaada wll
follow iidheh pagekan Somali Media. mhdsanid ❣🙏
(4)

My name is mohamed Abdullahi Abdi but most people know me as king m.wali

I was born 17/2/2002 in mandera-kenya especialy Bulla Jamhuria village
But my orginality is somali. Just i live in Dollow,Gedo region Somalia
& my college is Prestige technical education college
I learning computer, software & hardware

Wish you all the best🥰💝🙏

11/05/2025

Nacalad baa ku taal Lucas Varques, Touchemeni, Garsia, Cebalos All Kaambiyada dambe yeysan kusoo laaban. Wlh difaaceena Moos waa dhaafay 🍌

War wax aan sheego ma aqaan. 2 gool inaan la hormarno iyo saanaaa

Come on Real Madrid. Carlo Anchelotti plz ilaa 4 badal sameey, difaacaan caadi ayuu u furan yahay

DEGDEG: Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Amartay Soo Qabashada Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) oo Lagu Eedeeyay Khiya...
27/11/2024

DEGDEG: Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Amartay Soo Qabashada Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) oo Lagu Eedeeyay Khiyaano Qaran.

27/11/2024

Isu soobax balaaran oo lagu taageerayo madaxweynaha loodoortay in uu hogaamiyo 5 sano ee soo socoto mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa ka dhacay degmada Dollow somalia ee gobolka gedo

Isu soo baxaan ayaa hogaaminaaye maamulka degmada uu ugu horeeyay gudomiya ku xigeenka Adan bare cali godomiyaha Arimaha bulshada Abdifitah Ismail Husein

Waxaana ka soo qebgalay ururada bulshada qeybaheeda kaladuwan

Saadaali kulan adag ee dhexmari doona Real Madrid vs Liverpool Intee ayaa Umaleyneysaa in lagukala adkankaro Hoos noogu ...
27/11/2024

Saadaali kulan adag ee dhexmari doona Real Madrid vs Liverpool
Intee ayaa Umaleyneysaa in lagukala adkankaro Hoos noogu reeb
Kuna guuulayso abaalmarin

Saadaali Kulanka Weyn ee u dhexeeya  Real Madrid iyo Bayren Munchen ee Semifinalka ChampionsLeague.oo Ku guuleyso $40 Ab...
08/05/2024

Saadaali Kulanka Weyn ee u dhexeeya Real Madrid iyo Bayren Munchen ee Semifinalka ChampionsLeague.
oo Ku guuleyso $40 Abaal marin ah oo ay Maalgalisay ama bisay Shirkadda Sarifka ee 1XBET Somali Football.

Si aad lacagta u heshid Buuxi dhamaan SHURUUDAHA 4 ah :👇👀

1️⃣. Follow Soo dheh Page-ka
2️⃣. Postiga 5 Group ku Shere Garey
3️⃣. Magacada Iyo Nambarkaada
4️⃣. Saadaasha Kulanka Waa Inta Eysan Bilawan Kulanka Nasiib Wacan

.
.

🤝 1xbet - Bookmaker Company

01/05/2024

Allah ku naxariisto walaashey 😭🤲

20/04/2024

Allah dartii u share garee walaal mhdsanid 😭🙏

17/04/2024

Waqtiga adagbaa kubara
qofkii Wehel kuu ah iyo
midkii kugu wiirsada😭
Walaalkeen Ismaciil Dannan garab buu noogu baahanyahay somaliyey😭

14/04/2024

Daawo Dagaal Qaraar Yahuuda Oo Drones Lagu Weeraray Iran Oo Holac ka Kicisay Saldhiga Israail

Address

Mogadishu

Telephone

+252617520036

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali media:

Share