Cnn som news

Cnn som news Nasoo raac oo hel xogihii ugu danbeeyy caalamka io midka soomalida

Waxaan Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ka guddoomay Shahaadada Xildhibaannimo ee Golaha Shacabka Baarlamaan...
07/05/2022

Waxaan Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ka guddoomay Shahaadada Xildhibaannimo ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Abuukar islow duale

18/08/2021

Siyaasaddu ma ahan sicir ganacsi ee waa falsafad ku dhisan aragti iyo mabaa’dii lagu maareeyo masiir ummaddeed.

Waa in damiirku ku hago, oo aad dhihi kartaa sax waa sax, khaladna waa khalad iyadoo aan loo eegin siyaasad, dan qof iyo cidda sameysayba. Waayo wey adagtahay in aad dib u saxdo khalad aad shalay u sacbisay, wiliba marka uu ‘tacabku’ dhinac kaaga dheeliyo.

Doorashada Soomaaliya maanta waxa ay taagan tahay sidii looga gudbi lahaa cakirnaantan fadhiidka ka dhigtay sharciyaddii iyo h**e u socodkii dowladnimo.

Darajada Daa’in baa baxshee ee dadka iyo dalka haloo turo.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cnn som news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share