
10/01/2025
Madaxwyne Qoor-qoor ayaa la filayaa in uu xilka ka qaado la taliyihiisa Xirsi Yuusuf Barre oo sawiro laga soo qaaday muujinayeen asagoo Qoslaya oo salaamaya Musharax Madaxweyne Liibaan Ahmed Liban shuluq.
Waxaa xusid mudan in kormeeihii waxbarashada Gobalka mudug Ahmed Qoodeeye looga qaaday xilka Sawir liibaan oo Siyaarta KHEYR-QOBE jooga oo uu soo daabacay.