Gudoon Media

Gudoon Media Boggan waa bog waxbadasho
boggan waxaan kusoo baahin doonaa casharo iyo macluumaad wax kugu kordhiy

04/01/2024
03/01/2024

نحن نبني عقليتك
"Waxaan Dhiseynaa Hab-Fikirkaaga"

"We build Your Mindset"

02/10/2022

Xidigaha Ka Iftiimaha Goobaha Waxbarashada dabahaan ayey raacaan

30/09/2022

Adigoo gurigaaga jooga
Geedi dheerna u hayaain
Gudoon Media uun ka eego
Gacalkaagana ka yeeelo
Garaadka hakuu kobceee

Cashiradii Gudoon Media ee Online Class-ka ahaa ayaa si toos ah inoogi bilowday

Haddii aad dooneyso in aad ka qeyb noqoto saaxiibada inagala soo xiriir Whatsappka

Eid Mubarak Ehel iyo Asxaab
08/07/2022

Eid Mubarak Ehel iyo Asxaab

EID MUBARAK Saaxiibayaal Waxaan idin rajeyneynaa in aad Farxad Ku Ciidaan Meel Walba Dunida Ka JoogtaanWaxaan Allah SWT ...
01/05/2022

EID MUBARAK Saaxiibayaal

Waxaan idin rajeyneynaa in aad Farxad Ku Ciidaan Meel Walba Dunida Ka Joogtaan

Waxaan Allah SWT ka rajeyneynaa in uu Acmaasheena Aqbalo Cadaabtana naga fogeeyey

تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال
عيد مبارك عيد سعيد🥰🥰

08/04/2022
Waxaan Dhamaan Bahda Ku Xiran Kanaalka Gudoon Media ugu Hambalyeyneynaa Bilasha Bisha Barakeysan ee Ramadaan
01/04/2022

Waxaan Dhamaan Bahda Ku Xiran Kanaalka Gudoon Media ugu Hambalyeyneynaa Bilasha Bisha Barakeysan ee Ramadaan

31/03/2022



Waa Bilowga Muuqaalo Silsilado ah oo aan ugu talo galnay in aan uga shaqeyno Imtixaankii Qaranka ee 2021.

Ujeedada Muuqaaladan ayaa ah in ay Sahay iyo Muraajaco u noqdaan Musharaxiinta Qalin Jebiyaasha Sanadkan ee F.4 iyo 8-aadba

Fadlan Share Gareey Muuqaalkaan si Fariinteena ay u gaarto dhamaan Ardayda Sanadkaan Imtixaanka Qaranka u Fariisan Doona

https://youtu.be/qzba69A65qA
📸

17/03/2022

A-Grade Level || Guuleysto Imtixaan Kasta|| Talooyin Dhaqan Gal Ah

Gudoon Media Wehelka Bahda Waxbarashada

Muuqaalka oo dhameystiran booqo
https://youtu.be/uJBsc5ZWZQA

28/01/2022
27/01/2022

Dhamaanteen waxaan jecel nahay in caruurteena ay helaan gargaar iyo hiilo markey dhibaato soo Wajahdo
Suuratul Kahfi waxey inooga shekeyneysaa Caruur loogu gargaaray Waalidkooda oo wanaagsanaa darteed.

U Hiili caruurtaada kuwa hadda nool iyo kuwa heli doonto I.a adigoo Wanaag iyo Kheyr Sameynaya
Gudoon Media

Address

Mogadishu

Telephone

+252615353083

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gudoon Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gudoon Media:

Share

Category