Harun Waqoe

Harun Waqoe • Manager, Digital Media at Nasiye
• Trilingual maker, mentor, writer & voiceover
• Prev.

at SomX x SIMAD Innovation Lab
• Mentor at SIMAD Creative Studio
• For stories, tech trends & newsletter: harun.so

24/06/2025

"أرى مستقبلاً حيث الروبوتات ستكون المصادر الرئيسية لمعلوماتنا، أرى مستقبلاً حيث، بدلاً من الاستشهاد برابط لخبير، سنستشهد فقط بردّ أو محادثة من روبوت كدليل أو مصدر لمعلوماتنا، ومع إمكانية رقابة هذه الروبوتات بشدة والتحكم بها بسهولة، أرى معلومات العالم في أيدي شركات عمالقة."

إقرأ واستمع الي المدونة:

مخاوفي الشخصية حول مستقبل الذكاء الاصطناعي وتهديد الرقابة لحرية البحث والوصول للمعلومات.

Please fill this form.
13/05/2025

Please fill this form.

Ma xiiseysaa daawashada filimada iyo contents kale? Waxaan rabnaa in aan fahanno waxa aad jeceshahay, si aan kuugu soo gudbinno xogo, filimmo, taxanayaal iyo waxyaabo kale oo ku xiiso geliyo.

Fadlan, nala buuxi sahankaan kooban 👉https://forms.gle/KBHm8rcoGrJUVuH26

Haaruunow weelkoom adigana😂
28/04/2025

Haaruunow weelkoom adigana😂

La kulan Harun Waqoe , Digital Media Manager-keenna cusub!

Lajenoow, daawadayaashennu waxa ay kaaga fadhiyaan xogo isugu jira madadaalo, waxbarasho iyo wacyi gelin leh.

So excited to have you join us, Mushtaq. Looking forward to great things ahead!
27/04/2025

So excited to have you join us, Mushtaq. Looking forward to great things ahead!

Kusoo dhowoow Nasiye, 𝐌𝐮𝐬𝐡𝐭𝐚𝐪. Farxad ayeey inoo tahay inaad kusoo biirtid kooxdeena. Waxaan kuu rejeeneenaa bilowgaan inuu kuu noqdo mid oo aad hibadaada iyo fikradahaaga kusoo bandhigto.

Here’s to new beginnings! Delighted to have you as part of our crew, Adna.
27/04/2025

Here’s to new beginnings! Delighted to have you as part of our crew, Adna.

La kulan 𝐀𝐝𝐧𝐚 oo kamid ah kooxda hal abuurayaasha dhanka content-ga.

Waxaan ku faraxsanahay inaad inaga mid tahay, 𝐀𝐝𝐧𝐚. Waxaana kuu rejeeneenaa inaad fikrado badan oo samada gala inagusoo kordhin doontid.

Welcome on board, Mumtaz. So exited to have you on the team.
27/04/2025

Welcome on board, Mumtaz. So exited to have you on the team.

La kulan 𝐌𝐮𝐦𝐭𝐚𝐚𝐳 oo kamid ah kooxda hal abuurayaasha dhanka content-ga.

Waxaan ku faraxsanahay inaad inaga mid tahay, 𝐌𝐮𝐦𝐭𝐚𝐚𝐳. Waxaana kuu rejeeneenaa inaad fikrado badan oo samada gala inagusoo kordhin doontid.

A walking talent and perseverance. Delighted to have you with us, Nasra.
26/04/2025

A walking talent and perseverance. Delighted to have you with us, Nasra.

Kusoo dhowoow Nasiye, Nasra. Farxad ayeey inoo tahay inaad kusoo biirtid kooxdeena. Waxaan kuu rejeeneenaa bilowgaan inuu kuu noqdo mid oo aad hibadaada iyo fikradahaaga kusoo bandhigto.

A star. So excited to have you on board, leyenda Ahmed.
26/04/2025

A star. So excited to have you on board, leyenda Ahmed.

Kusoo dhowoow Nasiye, Ahmed. Farxad ayeey inoo tahay inaad kusoo biirtid kooxdeena. Waxaan kuu rejeeneenaa bilowgaan inuu kuu noqdo mid oo aad hibadaada iyo fikradahaaga kusoo bandhigto.

So delighted to have you on our team, Sihaam.
26/04/2025

So delighted to have you on our team, Sihaam.

Kusoo dhowoow Nasiye, Sihaam. Farxad ayeey inoo tahay inaad kusoo biirtid kooxdeena. Waxaan kuu rejeeneenaa bilowgaan inuu kuu noqdo mid oo aad hibadaada iyo fikradahaaga kusoo bandhigto.

Naxnu ready.
08/04/2025

Naxnu ready.

Thank you, SIMAD!
05/04/2025

Thank you, SIMAD!

28/03/2025

UGU DANBEYN:

Waxaan caawa rabaa inaan halkaan ku simo taxanihii aan soo waday 26-kii maalin ee ugu danbeesay. Eebbe ayeey mahad oo dhami u sugnaatay, wanaag oo dhanna ku suntan.

Waxaan ku rejo weeynaa muddo inaan sameeyo taxanahaan, Alle ayaana ku mahadsan oo rajadii ii dhabeeyay sanadkaan. Idim Alle, Ramadan-ka xiga ayaan halkaan kasii wadi doonaa .

Haddii aad mustaqbalka u baahato inaad dib u dhegeesato, waxaad, inta Internet-di jiro, ka aqrisan kartaa ama ka dhegeesan kartaa website-keyga (https://harun.so) ama YouTube-ka.

Ugu danbeyn, taariikhda saxaabi Cabdullahi Bin Jaxshi Allaha ka raali noqdee.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Harun Waqoe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share