Deeq Cabdi Cilmi

Deeq Cabdi Cilmi Cadaalad

๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง ๐ฐ๐š๐š ๐ช๐จ๐Ÿ ๐ค๐ฎ ๐ก๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐š๐œ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ, ๐œ๐š๐๐๐š๐š๐ฅ๐š๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐ซ๐š๐ ๐ญ๐ข ๐Ÿ๐จ๐ .๐ข ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ญ๐ข๐ฅ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ข ๐ค๐š๐ซ๐š๐š ๐ก๐จ...
18/07/2026

๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง ๐ฐ๐š๐š ๐ช๐จ๐Ÿ ๐ค๐ฎ ๐ก๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐š๐œ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ, ๐œ๐š๐๐๐š๐š๐ฅ๐š๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐ซ๐š๐ ๐ญ๐ข ๐Ÿ๐จ๐ .๐ข ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ญ๐ข๐ฅ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ข ๐ค๐š๐ซ๐š๐š ๐ก๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž:

- Daacadnimo iyo hufnaan.
- Caddaalad iyo sinaan uu bulshada ku dhex dhaqmo.
- Dhageysi iyo tixgelinta aragtida dadka.
- Go'aan qaadasho geesinimo leh oo ku salaysan danta guud.
- Isku duwid iyo mideynta bulshada.
- Dhiirrigelinta dhalinyarada iyo ka qaybgalka shacabka.
- Mas'uuliyad iyo isla xisaabtan.
- U adeegidda bulshada si daacad ah, kana hormariya danta shacabka tan gaarka ah.
- Ilaalinta nabadda, wadajirka iyo horumarka.
- Aragti fog oo ku wajahan horumar waara.

Hoggaamiyaha dhabta ahi ma aha kan dadka xukuma, balse waa kan dadka u adeega, kalsoonidoodana ku kasbada daacadnimo, caddaalad iyo waxqabad muuqda.Dabeecadaha Hoggaamiye Sax

Guddoomiyaha SAAB ayaa safar shaqo ku tagay magaalada Baydhaba, halkaas oo uu kulamo muhiim ah kula qaatay wakiillada Ur...
01/06/2026

Guddoomiyaha SAAB ayaa safar shaqo ku tagay magaalada Baydhaba, halkaas oo uu kulamo muhiim ah kula qaatay wakiillada Ururka SAAB ee Maamulka Koonfur Galbeed, masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Guddoomiyaha ayaa uga mahadceliyey shacabka iyo maamulka sida wanaagsan ee ay uga qeyb qaateen dhacdooyinkii iyo howlihii la xiriiray doorashooyinkii qabsoomay 10-kii May. Waxa uu sidoo kale bogaadiyey doorka ay wakiillada SAAB ka qaateen isku xirka bulshada, nabadeynta iyo dhiirrigelinta ka qeybgalka siyaasadeed.

SAAB ayaa markale adkeeyey muhiimadda wada shaqeynta, midnimada iyo horumarinta dimuqraadiyadda dalka si loo gaaro Soomaali horumarsan oo loo dhan yahay.

SAAB iyo Baydhabo๐Ÿค

Waxaa muhiim ah in Kursiga HOP74 loo helo hoggaamiye damiir leh, daacad ah, kana shaqeeya danta dadkiisa, diintiisa, iyo...
27/04/2026

Waxaa muhiim ah in Kursiga HOP74 loo helo hoggaamiye damiir leh, daacad ah, kana shaqeeya danta dadkiisa, diintiisa, iyo dalkiisa. Waxaa loo baahan yahay masuul la xisaabtami karo, u taagan cadaalad, hufnaan, iyo horumar, kana jawaaba baahiyaha bulshada uu matalayo.

Hoggaamiyaha kursigan loo doorto waa inuu noqdaa mid leh aragti fog, karti, aqoon, iyo waddaniyad dhab ah, si uu u ilaaliyo xuquuqda shacabka, una hormariyo deegaanka iyo dalka guud ahaan.

Hal-ku-dheg:
"HOP74 wuxuu u baahan yahay hoggaan damiir leh oo lagu kalsoonaan karo."

>"Kursiga HOP74 ma aha kaliya kursi baarlamaan, waa codka iyo masiirka dadka uu matalo. Waxaan u baahannahay isbeddel dh...
23/04/2026

>"Kursiga HOP74 ma aha kaliya kursi baarlamaan, waa codka iyo masiirka dadka uu matalo. Waxaan u baahannahay isbeddel dhab ah oo keena matalaad dhab ah. Bulshadu waxay u qalantaa qof u damqanaya oo u dooday."

* HOP74: Isbeddel Dhab ah iyo Matalaad Buuxda.

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252617650013

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deeq Cabdi Cilmi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Deeq Cabdi Cilmi:

Shortcuts

Share