Jawiil online news

Jawiil online news inaad halkaan Nagula sxbtid waa inoo muhiim

Afar dhalinyaro TikTok isticmaalayaal ah ayaa lagu xiray gudaha Soomaaliya, ka dib markii lagu eedeeyay in ay aflagaadee...
17/09/2025

Afar dhalinyaro TikTok isticmaalayaal ah ayaa lagu xiray gudaha Soomaaliya, ka dib markii lagu eedeeyay in ay aflagaadeeyeen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyagoo ku muujiyey muuqaal qoob-ka-ciyaar ah. Muuqaalkaas ayaa ahaa mid lagu beddelay heestiisii ololaha doorashada 2022, waxaana lagu daray ereyo cay ah. Inkastoo si rasmi ah laga saaray baraha bulshada, haddana wali waa la wadaagayaa. Boolisku waxay sheegeen in raggaasi gacanta lagu hayo isla markaana lagu soo oogi doono dacwad, iyagoo uga digay bulshada in aflagaadaynta hoggaamiyeyaasha qaranku tahay dambiyo ciqaab leh. H**e ayaa loogu xiray saameeyayaal kale sababo la xiriira cay qabiil, kicinta dadweynaha, ama waxyaabo loo arkay “anashax-xumo”, balse tani waa dhacdadii ugu horreysay ee si toos ah loola xiriiro dhaliil madaxweyne. Xiritaankani wuxuu dib u kiciyay dood ku saabsan xorriyadda hadalka ee Soomaaliya.

Casiriye wanaagsan  dagmada jawiil Adiguna.
13/09/2025

Casiriye wanaagsan dagmada jawiil

Adiguna.

Kulanka aminiga Dagmada jawiil uu Hogaaminayay Gudoomiyaha Dagmada Jawiil ee Gobolka Hiiraan Abdikadir Abdi Abdullhi aya...
25/04/2025

Kulanka aminiga Dagmada jawiil uu Hogaaminayay Gudoomiyaha Dagmada Jawiil ee Gobolka Hiiraan Abdikadir Abdi Abdullhi ayaa maanta ka dhacay dagmadaas

kulanka waxaa kasoo Qeybgalay Saraakiisha Milatariga Heer Fadaraal
Iyo saraakiisha Ciidanka Atmiz EThiobia ee kusugan Dagmada jawiil

Dagmada jawiil waa Halka ugu badan ee aminiga Gobolka laga ilaaliyo waana halka uu dhaqaalahu kasoo galo Waxaana ku taala kala bedh oo ah wado 4 jiho u Qeybsanta xaduud beenaadka Ethiobia
iyo Gobolada Dalka oo dhan waana Muhiim in mar walba Halkaa aminiga Guud laga ilaaliyo.

Xigasho: cabdulahi Dallel mohamed

Ciidan xooga dalka soomaaliyeed iyo ciidanka dadka deegaanka.  ayaa weerar 3 jiho ah ku qaaday dagmada  aadanyabaal Ciid...
17/04/2025

Ciidan xooga dalka soomaaliyeed iyo ciidanka dadka deegaanka. ayaa weerar 3 jiho ah ku qaaday dagmada aadanyabaal

Ciidanka gudaha u galay qaybo kamid ah magaalada.

Jawiil online news

Dagaalku, waa xaalad u dhaxaysa geeri iyo nolol, guul iyo guul-darro, waa xaalad adag oo nin (Rag) ah wax ka galo, waxna...
16/04/2025

Dagaalku, waa xaalad u dhaxaysa geeri iyo nolol, guul iyo guul-darro, waa xaalad adag oo nin (Rag) ah wax ka galo, waxna laga waydiiyo.

Kan ay Soomaalidu ku jirto waa dagaal caalami ah oo dowladihii waawaynaa Ee dunidaan hogaaminayay ay maaro u la’yihiin.

Wiilasha Soomaaliyeed, waxa ay dagaal kula jiraan dad diidan Nolosha, diinta, dadka iyo dowladnimo Soomaaliyeed. Waa rag ku dagaallamay xaalad rag ka rooni ah.

Jawiil online news

Cutubyo ka tirsan ciidan Asluubta soomaaliyeed ayaa loo daabulay shabeelada hoose si ay qayb uga noqdaan ciribtirka Qawa...
16/03/2025

Cutubyo ka tirsan ciidan Asluubta soomaaliyeed ayaa loo daabulay shabeelada hoose si ay qayb uga noqdaan ciribtirka Qawaarijta Alshabaab.

Share

Jawiil online news

Dawlad goboleedka hirshabeele ayaa soo bandhigtay ciidamadii ugu badnaa oo kamid noqon doono ciidaan daraawiishta hirsha...
17/02/2025

Dawlad goboleedka hirshabeele ayaa soo bandhigtay ciidamadii ugu badnaa oo kamid noqon doono ciidaan daraawiishta hirshabeele.

Hirshabeelle waa shaqaaqday

Jawiil online news

17/02/2025

Korneyl baakaay iyo ciribtirka argagaxisada gobolka hiiraan

Jawiil online news

Address

Jidka Sodonka
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jawiil online news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jawiil online news:

Share