31/05/2026
TACSI
Midowga Asharaaf Cumar Wiyeed wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Malaaq Sharif Keerow.
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu marxuumka ku mannaysto Jannatul Firdowsa, dambigiisana dhaafo, samir iyo iimaanna ka siiyo qoyskii, ehelkii iyo dhammaan inta uu ka geeriyooday.
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.