Gacal media pro

Gacal media pro Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gacal media pro, Media/News Company, Mogadishu.

Imisa ayaa Daa1sh looga dilay intuu uu socday dagaalka Calmiskaad ?
03/06/2025

Imisa ayaa Daa1sh looga dilay intuu uu socday dagaalka Calmiskaad ?

03/06/2025

Wasiir fiqi ayaa saaxiibada caalamiga ah ka codsaday kaalmo millatari oo degdeg ah.

Wasiir Fiqi “Waxaan Saaxiibada Caalamka ka codsanaynaa Bakhaaro hub ah iyo Rasaas si aan kooxda AS uga adkaano”
03/06/2025

Wasiir Fiqi “Waxaan Saaxiibada Caalamka ka codsanaynaa Bakhaaro hub ah iyo Rasaas si aan kooxda AS uga adkaano”

03/06/2025

Dagaal Culus oo lagu baacsanayo Firxadki argagixisada ayaa Saaka Dib Uga Bilowday koonfurta Miiraale
Ciidamada Difaaca Puntland Waxay Godadkii Koonfureed ee Miiraale ka Sifeynayaan Firxadkii Daac1sh.

Allaahu Akbar : Ciidankeenu wuxuu dagaal toos ah oo galabta illaa caawa socday ku jebiyay firxadkii Argagixisada Daacish...
02/06/2025

Allaahu Akbar : Ciidankeenu wuxuu dagaal toos ah oo galabta illaa caawa socday ku jebiyay firxadkii Argagixisada Daacish oo isku urursanayey deegaanka Shakaalooyin ee u dhexeeya Baalade iyo Miiraale.

Diyaarad nuuca qumaatiga u kacda ayaa ku dhacday tuulada Maqdis oo 7 KM u jirta deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeella...
02/06/2025

Diyaarad nuuca qumaatiga u kacda ayaa ku dhacday tuulada Maqdis oo 7 KM u jirta deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellada Dhexe.

Diyaaradan oo ay lahaayeen Ciidanka Midowga Afrika, ayaan weli wax war ah ka soo bixin Dowladda iyo Howlgalka AUSSOM.

Firxadkii argagixisada ee Toga Baalade ufirxaday,ayay Ciidanku ka dabatageen Maanta.Koox way laayeen,halka koox kale ku ...
02/06/2025

Firxadkii argagixisada ee Toga Baalade ufirxaday,ayay Ciidanku ka dabatageen Maanta.

Koox way laayeen,halka koox kale ku go'doonsan tahay Laba God oo Ciidamadu ku wareegsan yihiin.

Maraykanka,ayaa dhanka Cirka ka taageeraya Ciidamada PL.

Rasmi:Ciidanku wuxuu la  wareegay taliskii  firxadka Argagixisada D**ish ee Togga Miiraale, Ceelashii xarunta u ahaa kii...
31/05/2025

Rasmi:Ciidanku wuxuu la wareegay taliskii firxadka Argagixisada D**ish ee Togga Miiraale, Ceelashii xarunta u ahaa kii u danbeeyayna hadda laqabtay, Hawlgalku waa Cir & Dhul, Wejigii 3-aad ee hawlgalka ayaa Guul kusoo dhammaaday.

30/05/2025

Warar hordhac ah oo kaso baxaya saraakiisha Puntland ee ku sugan Calmiskaad gaar ahaan Miraale ayaa sheegaya in la qabtay xubin sarre oo Daac1sh ka tirsan lacag fara badan madaxiisa saarantahay.

  Dowladda Puntland ayaa dib u dhigtay bannaan-bixii qorshaysnaa inuu maalinta jumcaha kadhaco magaalada  Gaalkacyo.
29/05/2025

Dowladda Puntland ayaa dib u dhigtay bannaan-bixii qorshaysnaa inuu maalinta jumcaha kadhaco magaalada Gaalkacyo.

29/05/2025

Ciidamada puntland ayaa hawl-gallo waaweyn kawada buuralayda cal-miskaad ee gobolka bari,
Halkaas oo ay kula dagaalamayaan haraadiga kooxda Da1sh.

"Ma jirto macdan ay Puntland qodato ama baaritaan ku samaysay, dadka arintaas nagu eedeeynaya waa kuwo dawlad nimadda iy...
29/05/2025

"Ma jirto macdan ay Puntland qodato ama baaritaan ku samaysay, dadka arintaas nagu eedeeynaya waa kuwo dawlad nimadda iyo guusha Puntland ee Argagixisada diidan"

wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gacal media pro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gacal media pro:

Share