Abdulkadir said

Abdulkadir said Health science, Medical laboratory at Capital University Of Somalia

04/01/2025

Qiso cajiib ah Sheikh mahammed Rashiid.

04/01/2025

Qiso dhaxmartay Sheikh Mohammed Rashid iyo nin cadaan ah.

02/12/2024

Kusoo dhawaada wllayaal qarankiina oo dhulkiina ka difaacda cadowga iyo shisheeye kalkaalka.

25/10/2024

🔹️Gobonimo waxaa dilay xumaan lala gucleeyaa.

🔹️Nin qabiil uguuraa magalo guri barwaaqeede.

🔹️Geel iyo lo' baanu leenahay iyo gaabanow ariye.

🔹️Garoorka iyo subakey gu filan oo gu' baa da'ayee.

🔹️Wax shsheeye kasoo gala gaaja bi'i waaye.

🔹️Garwaaqsadaay waana waa lagama guuraane.


Waa Baxsan Xaaji Cali oo aad umalayso inay maanta heestaan qaadeyso waana afrtameeyo sano ka hor.
Dhigeen waxaa inaga reebay waa qabiil.




🔹️Nvidia oo ka dulmartay Microsoft iyo Apple 🔹️ Nvidia hadda waa suuqa ugu market cap badan 🔹️source: CNBC
19/06/2024

🔹️Nvidia oo ka dulmartay Microsoft iyo Apple

🔹️ Nvidia hadda waa suuqa ugu market cap badan

🔹️source: CNBC

18/06/2024

“Waxaan rumeysanahay in dhamaadka Al-Shabaab uu yahay wada-hadal, goormee ayay diyaar yihiin? dowladda Soomaaliya waa diyaar” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh.

War Cusub Dowladda Soomaaliya Oo Alshabaab Wadahadal La Furaysa.“Waxaan rumeysanahay in dhamaadka Al-Shabaab uu yahay wa...
18/06/2024

War Cusub Dowladda Soomaaliya Oo Alshabaab Wadahadal La Furaysa.

“Waxaan rumeysanahay in dhamaadka Al-Shabaab uu yahay wada-hadal, goormee ayay diyaar yihiin? dowladda Soomaaliya waa diyaar” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh.

Source=

18/06/2024

Somaalida iyo Social media'ha.

Sheikh Mustafa xaaji Ismail Haruun

17/06/2024

MAXAA SIDAN OO DHAN UGA XANAAJIYAY ELON MUSK ?

02/03/2024

Mashruuca loodejiyay si loo yareeyo taranka somaalida.

Waxaase ugu xun in Somalidu ay ku baraagsanayn in wax kasta loosameynaayo sii cirib tiri lahaa gabi ahaantooda.

09/02/2024

Kala maarmi maynee mar uun nabad ku soo noqo

Waan saalamaayaa inta qaaciga jecel

Address

Mogadishu

Telephone

+252619528904

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdulkadir said posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdulkadir said:

Share