Mohamed-D E Q

Mohamed-D E Q Mohamed Yusuf Known as "Mohamed-D E Q" A Somali Creator/Filmmaker Based in Somalia.

Kani Waa Page Keena Saxda E Mohamed-dek Waxaad Kaheli Kartaa.... Dhacdo|Qisooyin|Film-Sameen|Qosol

23/01/2025

Faarax Raage - Wuxuu Ka Noolyahay 21 Qof oo ay dishay 1988.

إِن يَمْسَسْكُمْ قَرْحٌ فَقَدْ مَسَّ الْقَوْمَ قَرْحٌ مِّثْلُهُ ۚ وَتِلْكَ الْأَيَّامُ نُدَاوِلُهَا بَيْنَ النَّاسِ وَلِ...
31/07/2024

إِن يَمْسَسْكُمْ قَرْحٌ فَقَدْ مَسَّ الْقَوْمَ قَرْحٌ مِّثْلُهُ ۚ وَتِلْكَ الْأَيَّامُ نُدَاوِلُهَا بَيْنَ النَّاسِ وَلِيَعْلَمَ اللَّهُ الَّذِينَ آمَنُوا وَيَتَّخِذَ مِنكُمْ شُهَدَاءَ ۗ وَاللَّهُ لَا يُحِبُّ الظَّالِمِينَ.
Ismail Haniya oo gaari Curyaan ku wada Aas Aasihii Xamas Sheekh Axmed Yaasiin oo shahiiday 22 March 2004.

Waxaa dhanka midig ka xiga Sheekh Dr Cabdicasiis Al-Rantiisi 17 April 2004.

dhamaan way wada shahiideen Allaha ka aqbalo.

AUN Professor Jawaari Guddoomiyihii h**e ee Golaha Shacabka Somalia.
28/06/2024

AUN Professor Jawaari Guddoomiyihii h**e ee Golaha Shacabka Somalia.

Ninka waqti ku qaatay inuu sugo fursadda saxda ah ee uu ku qaado sawiro. Haddii aad sugto ilaa laga gaadhayo wakhtiga sa...
26/06/2024

Ninka waqti ku qaatay inuu sugo fursadda saxda ah ee uu ku qaado sawiro.

Haddii aad sugto ilaa laga gaadhayo wakhtiga saxda ah, waxa laga yaabaa inaad waligaa sugayso!.

Jowhar iyo ardayda Imtixaanka shahadiga Dugsiga sare saakay ufadhiistay.
22/06/2024

Jowhar iyo ardayda Imtixaanka shahadiga Dugsiga sare saakay ufadhiistay.

Aan ooyee albaabada iixeraaay😀
22/06/2024

Aan ooyee albaabada iixeraaay😀

With Nabadoonka Guud ee Beelweynta Barsane Gaaljecel Nabadoon Yuusuf Nuuni
18/06/2024

With Nabadoonka Guud ee Beelweynta Barsane Gaaljecel Nabadoon Yuusuf Nuuni

18/06/2024

Actors of the new Generation

𝗖𝗶𝗶𝗱 𝗔𝗹-𝗔𝗱𝘅𝗮 𝗠𝘂𝗯𝗮𝗿𝗮𝗮𝗿𝗶𝗸!Munaasabada ciidul (adhxa) darteed waxaan hamplyo hawada umarinayaa  dhamaan Muslimiinta meel wa...
15/06/2024

𝗖𝗶𝗶𝗱 𝗔𝗹-𝗔𝗱𝘅𝗮 𝗠𝘂𝗯𝗮𝗿𝗮𝗮𝗿𝗶𝗸!
Munaasabada ciidul (adhxa) darteed waxaan hamplyo hawada umarinayaa dhamaan Muslimiinta meel walba ay Dunida kajoogaan iyo gaar ahaan Ummada Soomaaliyeed.

كل عام وانتم بخير.

Alxamdulilaah waxaa mahad oo dhan u sugnaatay allihii nasoo nabad kiciyay nawaafajiyayna inaan salaada suwax dukano alxa...
09/06/2024

Alxamdulilaah waxaa mahad oo dhan u sugnaatay allihii nasoo nabad kiciyay nawaafajiyayna inaan salaada suwax dukano alxamdulilaah🤲

10,000 oo dollarka mareykanka ayuu bishii qaataa ayaa lasoo warinayaa macalinka Xulka Qaranka Somalia.
07/06/2024

10,000 oo dollarka mareykanka ayuu bishii qaataa ayaa lasoo warinayaa macalinka Xulka Qaranka Somalia.

Riyo mise Rajo "Mustaqbalka dhow joowhar ✅️"
07/06/2024

Riyo mise Rajo "Mustaqbalka dhow joowhar ✅️"

Address

Taleex
Mogadishu

Telephone

+252615302914

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed-D E Q posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed-D E Q:

Share