Shibeelow media

Shibeelow media Sxpyal ha la is following gareeyo

08/09/2025

yaab leh.
Baydhabo
askari ayaa dilay askari kale shalay,
kii wax dilay waa la xiray.
Markii la xiray ayaa waxaa u yimid oo dilay,
askaro kale oo la dhashay kii uu soo dilay.
Asna waa la qabtay saaka ayaana la toogtay, Alle ha u wada naxariisto sedexdoodaba.

23/06/2025

Dagaal culus oo aan waxba laysu reeban ayaa xalay ilaa iyo saaka ka socda deegaanka Baay Burjeed, halkaas oo ay fariisimo ku lahaayeen ciidamada dowladda iyo kuwa Daraawiishta Koonfur Galbeed (KGS).

๐Ÿ‘‰ Faahfaahin dheeri ah kala soco barta shibeelow media

Wuxuu ahaa geesi halyeey dulmidiid ilaah ha Unaxriisto sxb key Hussein BKMUma ooyneyno umana joojin doono la dagaalanka ...
22/08/2024

Wuxuu ahaa geesi halyeey dulmidiid ilaah ha Unaxriisto sxb key Hussein BKM

Uma ooyneyno umana joojin doono la dagaalanka khawaarij kaalkaaliyaasha halganka wuu socon doonaa inshaa allaah.

Kuwa cadow kaalkaalka ah maalinkiina ayaad qaadan doontaan Aan udaceyno wllkeenna

22/08/2024

Berdaale oo dagaal aad u xun la socdo

WAR DAG Dag Laamaha amniga ayaa laga soo xiganayaa in magaalada Muqdisho laga fulin rabo Weeraro xoogan. Xarumo waaaweyn...
03/08/2024

WAR DAG Dag Laamaha amniga ayaa laga soo xiganayaa in magaalada Muqdisho laga fulin rabo Weeraro xoogan.

Xarumo waaaweyn oo isugu jira goobo ganacsi, maqaayado, Hoteelo iyo meelo lagu caweeyo ayaa la filayaa inay weeraro ka dhacaan.

Muqdisho hadaad joogto is-ilaali.
Shibeelow media

Shirwaynaha Culimada soomaaliyeed  Wazirr mukhtar Robbow Ali Madaxwaynaha Dowladda soomaaliyeed DR Hassan Sheikh Mohamud
29/07/2024

Shirwaynaha Culimada soomaaliyeed
Wazirr mukhtar Robbow Ali
Madaxwaynaha Dowladda soomaaliyeed
DR Hassan Sheikh Mohamud

20/07/2024

Mujiso la yaableh Ayaa ka Dhacdey Xafadda Darusalma Ee Baydhabo
Guri kamid ah XAFDDA ayaa waxaa ka Dhacey mujisto la yaableh
Oo ah Guriga kaligii inuu ka soo kaco dab
Xaddii La damiyona Mid kale Soo kaco ala soo Duceyo๐Ÿคฒ

05/07/2024

Hadal Afkaaga Kaso baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena muxamed โ€Ž๏ทบ ๐Ÿ’–๐Ÿ“ฟ

26/07/2023

Lionel Messi xalay markale ayuu Labo jeer shabaqa soo taabtay. Kooxdiisana Guul ayu ku hogaamiyay.

21/07/2023

Baydhabo wadadii waa loo furey

21/07/2023

Jimco mubarak

Address

Mogadishu

Telephone

+252612616344

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shibeelow media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shibeelow media:

Share