Ismail Hussien Ali Podcasts

Ismail Hussien Ali Podcasts Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ismail Hussien Ali Podcasts, Video Creator, Mogadishu.
(5)

This officaill facepook page Ismail Hussien Ali Podcasts Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ freelancer journalist who covers news stories and social Events around the world 🌎Don't forget A Salad

10/08/2025
10/08/2025

MAGALADA DIINSOOR OO TARTANKA KULA JIRTA MAGAALOOYINKA KALE

WAXANA LAGA HIRGILIYEY GANACSIYO KUWII UGU QURUX BADAN IYO IWM

Ismail Hussien Ali Podcasts

04/08/2025

XASUUS QOR MAAMULKA DEGMADA DIINSOOR MUDANE AXMED, ADAN, ABDI, MUDADII KOOBNEYD UU JOOGAY

Ismail Hussien Ali Podcasts

19/07/2025

fiqi AA CARAARTAA

 :Dowlada punland ayaa soo bandhigatay Hubkii shalay ay kaqabsatay Xeebaha Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ F:G hubka waxa soo saartay Dowlada...
19/07/2025

:Dowlada punland ayaa soo bandhigatay Hubkii shalay ay kaqabsatay Xeebaha Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

F:G hubka waxa soo saartay Dowlada Turkey πŸ‡ΉπŸ‡·
Waa sahnad Dagaal o dhameystiran less

Ismail Hussien Ali Podcasts

17/07/2025

Hadalkii, Caan, Baxay Qofkasta ,Deegaankiisa, Asigaa Dhisto,

Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Degmada Diinsoor Dhamme Abdalla, mohamed, ibrahim,
Oo ku Howlan Dardargalin Amniga iyo Billicda Magaalda Diinsoor

Muqaalka si faafi o asxaabta u share like saar
Mahadsanadin

Ismail Hussien Ali Podcasts GREAT AFRICA

15/07/2025

DIGNIN ⚠️ Shacabka iyo Dhalanyarada Magaalda Diinsoor

Bariyahan dambe waxa soo Baxay
Dad leh Degaankan kasoo jeednaa Lakin aysan kala talinaynin Maslahada Dadka iyo Deegaanka
Qabaa,ilada isku diro maalinkastii Meel cidlo ah o Duur ah dadka udiro Dadkaas iska iLaaliya o warkoodii waa Been abuur

Waxan halkan fariin uga direyaa dhaman dhalanyarada iyo shacabiga Reer Diinsoor iyo kuwa kaso jeeda Magaalda Diinsoor in ay si dhow ula shaqeeyaan Maamulka Degmada Diinsor

Maanta maalin kafiican idimasomarin
Gudomiye daacad ah u naga nuguL Bulshdiisa
Daacad u ah Bulshadisa dhab ay ka tahay matalada u matalayo Bulshadiisa? illah Baan idinku dhaarshee walagiina ma,aragteen gudomiye jeebkisa ku Qarash_gareynaya Dhismaha magalada Diinsoor xita Somalia waligeed laguma arkin Gudomiye SaaS ah

Qof reerkaga ah in aad Difaaci lahayd waxa Kaga roon in aad kashaqeyso maslahada Danta guud

DHAMAAAD

15/07/2025

Sharaf iyo karaamo cidkasta oo i wanajisay fadlan so qor saliga NABIGA NNNKH

Ismail Hussien Ali Podcasts

17/02/2024

Asxaabey Gaalka Nagu Dhan Ilahay Dartiis Noo Soo Dheh Noona Share Garey Ajar ba Kugu Sugnaade Abdisamed cabdi

30/01/2024

Asxaabey Gaalka Nagu Dhan Ilahay Dartiis Noo Soo Dheh Noona Share Garey Ajar ba Kugu Sugnaade Abdisamed cabdi

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ismail Hussien Ali Podcasts posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category