Somnewstv

Somnewstv SomNews Tv Wehelka Bulshada ku Xidhnow Mar Walba

23/11/2024

“Waa guul usoo hoyatay Gobolka Banaadir mar haddii loo ansixiyay gole deegaan ”Xld Caasho Koos

23/11/2024

Dowladda Soomaaliya oo maanta si kulul uga hadashay dagaalkii maanta ka dhacay Kismaayo

23/11/2024

“Waxaan ku baaqayaa in si deg deg ah oo shuruud la’aan ah loo joojiyo colaadda Hirshabeele" Xildhibaan Xusul

22/11/2024

Wasiirka Wasaarada Qorshaynta SSC-khaatumo Axmed Diiriye oo Ujawaabay Wasiirka Qorshaynta Puntland.

20/11/2024

Sanatar Cabdiwali garyare oo weerar Afka ah ku qaaday Siyaasiinta diidan doorashada qof iyo codka ah

20/11/2024

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS, Faarax Sheekh Cabdulqadir ayaa ugu baaqay dhammaan Bulshada qeybaheeda kala duwan munaasabadda maalinka macallinka awgeed in ay xusuustaan macallimiintoodi abaalka badan ku lahaa, ee ka soo saaray jahliga.

20/11/2024

Ra'iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo sheegay in meesha ugu fudud ee doorasho qof iyo cod ah laga qaban karaa ay tahay koonfurta Soomaaliya

19/11/2024

Cabdiraxmaan Cirro ayaa loo doortay Madaxweynaha Somaliland sida ay gudiga doorashooyinku shaaciyeen.

18/11/2024

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo weerar Afka ah ku qaaday Axmed Madoobe

18/11/2024

Xildhibaan Yuusuf Geele Ugaas" Taliyaha cusub waxaa looga bartay xoreynta dalka iyo dhiirigalinta ciidanka waa in uu howshiisa uu horay ka bilaawaa

18/11/2024

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cali Mareexaan oo si adag ugu Jawaabay Wasiir Fiqi

18/11/2024

Gudiga doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in ay soo dhamaatay tirintii cododka dhawaana la shaacin doono natiijada

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somnewstv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somnewstv:

Share