Dulsaar media

Dulsaar media News

01/05/2026

Dhulkaan dhaxalkeyga waaye hasanow waa soo xumaatay nala daawada

01/05/2026

Madaxweynaha dalka ayaa lagu eedeeyay in uu sameeyay musuqmaasuq saameysay shacabka

06/04/2026

Musuqa somalia ayaa gaarey in ay shacabka caro cunaan

30/03/2026

War degdeg ah: Dagaal xooggan ayaa goor dhow ka qarxay magaalada Baydhabo, gaar ahaan jihada Aw Asharow. Dagaalkan ayaa u dhexeeya ciidamo la magac baxay Badbaadada KG oo garab ka helaya ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka KGS ee taageersan madaxweyne Lafta Gareen. Gudaha magaalada waxaa si toos ah looga maqlayaa dhawaqa madaafiicda la isu adeegsanayo, waxaana xaaladdu tahay mid aad u kacsan.

30/03/2026

Warbuxin xasaasi ah Ciidamo ka goostay mucaaradka koonfur galbeed kuna biirey ciidanka kgs

25/03/2026

Iran ayaa gantaalo ku garaaceysa wadamo badan oo xariir la leh dowlada mareykanka

25/03/2026

Kgs ayaa waxa ay u magacowdey ali mahamed hasan ali rooti gadoomiyaha deg xamar weyne

28/02/2026

Maraakiibta mareykanka oo ka cararay xeebaha cumaan

28/02/2026

Xaalka bariga dhaxe waa sidee

17/02/2026

Turkiga ayaa waxa uu faafaahiyay xilliga uu gaaridoono markabka casri bey gudaha dalkeena somalia

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dulsaar media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share