Som media

Som media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Som media, Media/News Company, Maka all mukarama, Mogadishu.

Madaxweynaha mareykanka joe Biden ayaa booqasho aan la shaacin ku tagay caasimada kyiv ee dalka Ukraine    xili sanad gu...
21/02/2023

Madaxweynaha mareykanka joe Biden ayaa booqasho aan la shaacin ku tagay caasimada kyiv ee dalka Ukraine xili sanad guuradi 1 baad laga joogo dulaan dalkaas uu ku soo qaaday dalka Ruushka

Dadka dunida ayaa maanta gaadhay 8 bilyan oo ruux.Waa iskoor cusub tirada dadka dunida ku noolna wey sii siyaasadeysaa.I...
15/11/2022

Dadka dunida ayaa maanta gaadhay 8 bilyan oo ruux.

Waa iskoor cusub tirada dadka dunida ku noolna wey sii siyaasadeysaa.

Imsa ilmo ah ayaad ku dhex leedahay sidedaasi bilyan???!!

Haddii anad Hal canug ankee anad ku laheyn allaaha ku siiyo owlaad kheyr khabto insha allaah

Hadii janadu tahay meesha Qofka loogu nimceeyo caddaabtuna tahay meesha Qofka lagu ciqaabo ogoow aduunyaduna waa meesha ...
02/11/2022

Hadii janadu tahay meesha Qofka loogu nimceeyo caddaabtuna tahay meesha Qofka lagu ciqaabo ogoow aduunyaduna waa meesha Qura ee bani aadamka lagu imtixaamo.

-musdhafe-Haaji-ismaacil-Haaruun

Waxaa laga yabaa inuusan waligii akhisan buug ka shekeeynaayo xaquuqda Haweenka balse. Ragganimadiisa ayaa tustay xaquuq...
01/11/2022

Waxaa laga yabaa inuusan waligii akhisan buug ka shekeeynaayo xaquuqda Haweenka balse. Ragganimadiisa ayaa tustay xaquuqda Haweenka.

Dalka kenya πŸ‡°πŸ‡ͺ ayaa saddexdii bilood ee u danbeysay Dalka Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ usoo dhoofisay Qaad ey ka soo xareysay lacag dhan s...
27/10/2022

Dalka kenya πŸ‡°πŸ‡ͺ ayaa saddexdii bilood ee u danbeysay Dalka Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ usoo dhoofisay Qaad ey ka soo xareysay lacag dhan soddon iyo saddex milyan oo dollars πŸ’΅(33,000,000

Ka maarmida dawarsiga shisheeye natiijadaan Quruxda badan oo kale ayaa ka dhalata.!!!Dekada Garacad waa guul weyn oo u s...
23/10/2022

Ka maarmida dawarsiga shisheeye natiijadaan Quruxda badan oo kale ayaa ka dhalata.!!!

Dekada Garacad waa guul weyn oo u soo Hoyatay umada soomaliyeed.

FT:SomaliA 3-1 South sudan Afcon U17 Qualifiers Cecafazone (Cecafazone )Champions πŸ†2022
15/10/2022

FT:SomaliA 3-1 South sudan Afcon U17 Qualifiers Cecafazone (Cecafazone )

Champions πŸ†2022

Guul insha allaah Xulka 17-jirada Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄β™₯β€πŸ‘Œβœ¨
15/10/2022

Guul insha allaah Xulka 17-jirada Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄β™₯β€πŸ‘Œβœ¨

Somalia national flag day 12-October 1954-tii iyo 12-October 2022 Maalinta calanka soomaliya 12October calanka jamhuriya...
12/10/2022

Somalia national flag day 12-October 1954-tii iyo 12-October 2022

Maalinta calanka soomaliya 12October calanka jamhuriyada federalka somaliya waxaa la alifay October 1954-tii Jamhuriyada somaliya astaanta calanka qolaba calankeedu waa ceynoo anagu keenu waa cirkoo kale waxaa markii ugu h**eysay laga taagay magaalada Hargeysa oo xiligaa aheyd casimada labaad ee jamhuriyada somaliya.

waxaa alifay allaah u naxariistee maxamad cawaale liiban oo xubin ka ahaa xisbigii xornima doonka ahaa ee (SYL)Dhaliyadii SYL ayaa kaalin lixaad leh ka geysatay sidii ey calan soomaliya leedahay uga taagi laheyeen gayiga soomaaliyeed.

Hanbalyo hanbalyo congratulations πŸ‘umada shanta Soomaaliyeed 12-October 1954-iyo 12-October 2022

Tababarka Xulka kharanka  πŸ‡ΈπŸ‡΄β™₯Tababarkii ugu danbeyay ciyaartoyda xulkeena soomaliya dhalinyarda 17-jirada ka hor kulanka...
11/10/2022

Tababarka Xulka kharanka πŸ‡ΈπŸ‡΄β™₯

Tababarkii ugu danbeyay ciyaartoyda xulkeena soomaliya dhalinyarda 17-jirada ka hor kulanka Uganda Ee barito.

Wiilasheena ayaa barito la ciyaari doona kulan kooda semi finalka tartanka is reeb- ka Afcon U17 gaar ahaan kheybta bariga iyo bartamaha .

Waa kulankoodii sadexaad ee tartanka waxeyna ku rajo weyen yihiin iney u soo gudbaan final-ka tartanka si ey ugu soo baxaan koobka kharamada khaarada Africa ee 17-jirada kaas oo sanadkan soo aadan ka dhici doona Algeria.

πŸ‡ΈπŸ‡΄ Ocean stars 🌟 πŸ‡ΈπŸ‡΄βœ¨

    ugu danbeyay hada ayaa la helay meydkii maxamad kadib 35 sacadood oo la raadinaayay. Meyedka jirkiisu isma jeysto oo...
08/10/2022

ugu danbeyay hada ayaa la helay meydkii maxamad kadib 35 sacadood oo la raadinaayay.

Meyedka jirkiisu isma jeysto oo wuu kala goo goay
Rabi naxariistii jano haka waraabiyo amiin insha allaah

Madaxweynahii h**e ee dalka koonfur Africa πŸ‡ΏπŸ‡¦     ayaa xabsiga laga sii daayay kadib markii uu dhameystay 15 bilood oo x...
08/10/2022

Madaxweynahii h**e ee dalka koonfur Africa πŸ‡ΏπŸ‡¦
ayaa xabsiga laga sii daayay kadib markii uu dhameystay 15 bilood oo xabsi ah

Address

Maka All Mukarama
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Som media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share