Waa-san Media

Waa-san Media Waasan Media waa page Kor loogu qaadayo Wacyiga iyo wacaalka Umada Soomaaliyeed

12/11/2022

Marxaladaha uu soo maro Bani aadamka

12/11/2022

2050 Somalia
Waa saadaal ilaahey run k**a dhigee !

12/11/2022

Baro sida Janaabada Looga mayrto (Qubeysto)
Dhalinyaro Badan Mayaqanaan waana arin muhiima oo ay tahay inaan Baranno
Gaarsii asxaabtad oo Share gareey
Like the page

12/11/2022

Barashada Salaada
Salaadu waa waxa ugu horeeyo ee lagaa xisaabindoonaa maalinta qiyaame Hadey kuu hagaato Acmaashaada kale oo dhan baa kuu hagaagi hadey kuuhagaagi waysana Camalkaadi kale oodhan waa waxba k**ajiraan

Share gareey si walaalahaaga uga faa,idaaystaa

11/11/2022

Qiso Cajiib ah oo kusaabsan Awooda Adkaarta iyo inuu qofka muslimka ahi Daa,imo marwalba

11/11/2022

Duco qiima badan oo Nabiga (NNKH)
inoo dardaamay inaan ku duceysano🤲

Jimce wanaagsan walaalayaalHadaad nabad iyo Caafimaad kusoo kacďay ilaahey kumahadi
11/11/2022

Jimce wanaagsan walaalayaal
Hadaad nabad iyo Caafimaad kusoo kacďay ilaahey kumahadi

Habeenka jimcaha Habeenada kale wuu ka qiima badanyhay ee aan ka faa,idaysano WalaalayaalOo aan badino Silaga Nabiga SCW
10/11/2022

Habeenka jimcaha Habeenada kale wuu ka qiima badanyhay ee aan ka faa,idaysano Walaalayaal
Oo aan badino Silaga Nabiga SCW

10/11/2022

Baro Qaabka ugu wanaagsan ee Nabiga (NNKH)
Loogu Saliyo
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤

10/11/2022

Soo dhawaada Jaalayaal 🙋
Page kan Haddii rabbi idmo waxaan idinku soo Gudbin Doonnaa warar, maqaalo, wacdi,waano iyo waxsheeg Waxka Badali doona Wacaalka Bulshada Soomaaliyeed inshaa.allaah
Like Share and Fallow iskugu dara idinkuna
MAHADSANIDIIIN

Address

Mogadishu

Telephone

+252684470267

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waa-san Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share