06/07/2022
Wargeyska 'The Sun' ayaa qoraya in Milkiilaha Chelsea Todd Boehly uu la dhacsan yahay Cristiano Ronaldo doonayana inuu la soo wareego balse tababaraha Chelsea Thomas Tuchel ayaa arrintaa ka hor yimid wuxuuna CR7 ka door bidayaa xidigga Manchester City Reheem Sterling iyo sidoo kale inuu kharash ku bixiyo xoojinta dhanka daafaca Chelsea.