Aziizy official

Aziizy official It is an honor to give my page a compliment and I thank you

19/09/2021

Qurux ku Dhiigle Cayuuni Qurux Marish beauty Soekarnopedia

02/08/2021

Abdi dhaanto xirtada igu dar Qolka qooto qooto Soma Intimates SOML

25/07/2021

Qolka wasmada Qolka Shekada Qolka qooto qooto

Erayo Jaceyl ah oo Qalbigaaga ku Kordhinaya Dareen Caashaq.☆Qalbigaa ku tebay hadii aanan saacado ku aragna waqtigu wuu ...
14/06/2021

Erayo Jaceyl ah oo Qalbigaaga ku Kordhinaya Dareen Caashaq.

☆Qalbigaa ku tebay hadii aanan saacado ku aragna waqtigu wuu ila dheeraadaa, dikaanka wadnaha wuxuu i noqdaa mid boobsiis ah marka aan hortaaganahay, ma hubo dareen nuucan ah inuu horey iisoo maray, laakin waxaan hubin karaa inaan kugu riyoodo dharaar iyo habeen, islamarkaana aan kuu riyaaqo Indhuhu wey kugu doogsadaan.

☆Malaga yaabaa in waxa aan dareemaayo yahay jaceylkii dhabta ahaa ee buugaagta keliya lagu xusi jiray?
Mise aniga ayey ii sawiran tahay in dunida xagaaga keliya dhadhan iyo macanba ka leedahay?

☆Rajeynta inaad dhinacageyga taagnaan doontid inta nolosheyda ka dhiman, sababtoo ah waxaan qabay dareen ah in jaceylkaaga uu ku tiirsan yahay dareen kulul. Aan dhahno hadii aan isla wadaagno nolosha waxaan noqoneynaa dadka aduunka ugu nasiibka wanaagsan.

☆Waad iga istaahishaa inaan kuu riyaaqo, inaan ku xushmeey, waxaan kaa helaa bogaadin inta ugu badana waxaan kaa helaa jaceyl mug leh.

☆Jaceylku waa sida dagaal si fudud ku bilowda wuxuuna ku dhamaadaa si adag, macquulna ma’ahan in la ilaawo.

☆Waxaan rajeynaa inaad si wanaagsan u fahanto inaan ku jeclaan doono ilaa inta ka dhiman nolosha, sababtoo ah waxaad tahay qofka keliya ee nafta bogsiisa, islamarkaana aan ku aaminay riyada mustaqbalkeyga.

☆Marwalba dhinacaaga iga fiiri xabiibi, wax dhib ahna malahan duruurfaha adage e nolosha waxaa keliya looga gudbi karaa qalbi saafi ah oo jaceyl iyo daryeel kuula diyaar ah Jaceylkeyga waa mid qoto dheer oo runta ku saleysan, xiisuhu wuxuu kordhiyaa aragtiyada caashaqa, qalbiguna wuxuu u garaacmaa si dhaqsi leh markaan isha ku saaro, waana arinta ugu macaan ee nolosheyda soo marta inaan habeen iyo maalin qalbiga kuugu haayo.

☆Jaceylkeyga weligiis wuxuu ahaan doonaa mid ah oo laga ilaaliyey qiyaano iyo daneysi, nafteyda ayaanba ii ogolaaneynin iney ilbiriqsiyo qof aan adiga aheyn isha ku xado.

☆Jaceylku waa sida xidigaha, waxaa loo saadaaliyaa sida riyada nolosha, waxaa loo hagaajiyaa sida nolosha tan iyo markii aan adiga ku arkayna nolosheydoo idil adigaa milkiyey.

☆Qalbigu wuxuu leeyahay ereyo u gaar ah oo lagu koriyaa jaceylka, waa ereygo mudan in la xanaaneeyo,adigana waxaad ii tahay qof si qaas ah qiimo ugu leh jiritaankeyga.

☆Waan ku tebayaa, maalmahana waan xisaabiyaa, waa iga qiima badan yihiin saacadaha aan kula kulmaayo maalinta saacadaheeda kale.

☆Marna ma ilaabi doono ruuxdaada aadka u quruxda badan ee loo wada riyaaqay,ee awooda u leh iney iga dhigto qof aaminsan sida ay u macaan tahay nolosha, sida ay u wanaagsan tahay joogitaankaaga oo aniga iga dhigay qofkan dhameystiran, waxaad ii hirgelisay riyooyinkeyga iney noqdaan kuwa rumoobay, islamarkaana hamiga nolosha aan wadaagnay waa natiijada xanaano iyo xubi miro dhala.

☆Nolosheyda la’aantaa macno dhan ma’lahan. Hadii aad ogaan laheyd sidaan kugu xiisay!

☆Marnaba ma sii deyn doono dareenkaan inuu gacanteyda ka baxo,aan ka faa’iideysano fursadaha nolosha noogu deeqday anagoo iska dhowrneyna inaan si kutalagal la’aan ah isku dhaawacno.

☆marka aan maqlo Qosal kada ama hadalkada macanta badan daremaha jir keeyga oo idil wuu is bedelaa oo waxaa buxsho naxariis iyo jecel mug weyn mcn dunida ha igu cidleen waligaa waxa tahay qofka kaliye ee dunida ugu jeclahay aana ka fikiro har iyo habeen.

And

Erayo Jaceyl ah oo Qalbigaaga ku Kordhinaya Dareen Caashaq.☆Qalbigaa ku tebay hadii aanan saacado ku aragna waqtigu wuu ...
13/06/2021

Erayo Jaceyl ah oo Qalbigaaga ku Kordhinaya Dareen Caashaq.

☆Qalbigaa ku tebay hadii aanan saacado ku aragna waqtigu wuu ila dheeraadaa, dikaanka wadnaha wuxuu i noqdaa mid boobsiis ah marka aan hortaaganahay, ma hubo dareen nuucan ah inuu horey iisoo maray, laakin waxaan hubin karaa inaan kugu riyoodo dharaar iyo habeen, islamarkaana aan kuu riyaaqo Indhuhu wey kugu doogsadaan.

☆Malaga yaabaa in waxa aan dareemaayo yahay jaceylkii dhabta ahaa ee buugaagta keliya lagu xusi jiray?
Mise aniga ayey ii sawiran tahay in dunida xagaaga keliya dhadhan iyo macanba ka leedahay?

☆Rajeynta inaad dhinacageyga taagnaan doontid inta nolosheyda ka dhiman, sababtoo ah waxaan qabay dareen ah in jaceylkaaga uu ku tiirsan yahay dareen kulul. Aan dhahno hadii aan isla wadaagno nolosha waxaan noqoneynaa dadka aduunka ugu nasiibka wanaagsan.

☆Waad iga istaahishaa inaan kuu riyaaqo, inaan ku xushmeey, waxaan kaa helaa bogaadin inta ugu badana waxaan kaa helaa jaceyl mug leh.

☆Jaceylku waa sida dagaal si fudud ku bilowda wuxuuna ku dhamaadaa si adag, macquulna ma’ahan in la ilaawo.

☆Waxaan rajeynaa inaad si wanaagsan u fahanto inaan ku jeclaan doono ilaa inta ka dhiman nolosha, sababtoo ah waxaad tahay qofka keliya ee nafta bogsiisa, islamarkaana aan ku aaminay riyada mustaqbalkeyga.

☆Marwalba dhinacaaga iga fiiri xabiibi, wax dhib ahna malahan duruurfaha adage e nolosha waxaa keliya looga gudbi karaa qalbi saafi ah oo jaceyl iyo daryeel kuula diyaar ah Jaceylkeyga waa mid qoto dheer oo runta ku saleysan, xiisuhu wuxuu kordhiyaa aragtiyada caashaqa, qalbiguna wuxuu u garaacmaa si dhaqsi leh markaan isha ku saaro, waana arinta ugu macaan ee nolosheyda soo marta inaan habeen iyo maalin qalbiga kuugu haayo.

☆Jaceylkeyga weligiis wuxuu ahaan doonaa mid ah oo laga ilaaliyey qiyaano iyo daneysi, nafteyda ayaanba ii ogolaaneynin iney ilbiriqsiyo qof aan adiga aheyn isha ku xado.

☆Jaceylku waa sida xidigaha, waxaa loo saadaaliyaa sida riyada nolosha, waxaa loo hagaajiyaa sida nolosha tan

09/06/2021

QOLKA QOOTO QOOTO 2

06/06/2021

Qolka Barashada Tarikhda Dalka SomaliyaQolka Arimaha dhalinta

Nin dabada iska geliyay sheey u eg ukunNinlaam oo ay da'diisu tahay  41 jir ayaa isagoo ku falaadaaya wuxuu malawadka is...
04/06/2021

Nin dabada iska geliyay sheey u eg ukun

Ninlaam oo ay da'diisu tahay 41 jir ayaa isagoo ku falaadaaya wuxuu malawadka iska geliyay waxaan idiin muuqda waxaana ku adkaaday sidii uu isaga soo bixin lahaa .
Markii uu sameeyay wax walba oo uu awoodi wayay inuu waxaan iska soo saaro ayuu yimid isbitaalka isagoo xaalad xun ku sugan oo aan xitaa dhuusi karin xanuun daran haaya , waxaana la soo gaarsiiyay qeybta gargaarka degdega ee la yiraahdo (ER) waxaana loo sameeyay isku dayo fata badan si sheyga looga soo saaro laakiin nasiib daro waa lagu guuleysan waayay .
Dhaqaatiirta ER ka ayaa durbadiiba u gudbiyay qeybta qaliimada waxaana la go'aamiyay in qaliin lagu sameeyo si waxaan looga soo saaro iyadoo la jeexaayo qeybta hoose ee miskaha iyi daba qaraanta dadaal dheer ka dibna waa laga soo saaray.
Hadii aad maqli jirtay caruur wax ay ku ciyaaraayeen sanka ama dhagaha iska geliyay bal hadana ogoe 41 jir futada iska galiyay shey uu ku falaadaayay hhhhhhh

W.Q. Abdi Aziiz Ali mj

31/05/2021

: Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa guddi heer wasiir ah u magacaabay xaqiijinta caddeymaha xubnaha Guddiga Maamulka doorashada ee labada heer ee ay cabashadu ka jirto sida ku cad qodobka 1aad ee Hishiiskii Golaha Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aziizy official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Aziizy official:

Share

Category