Abdiaziz Barrow

Abdiaziz Barrow Abdiaziz Barrow is a Somali freelancer journalist who covers on human interest stories, armed conflicts & politics.
(1)

10/06/2026

ADKAATAY: Farriin adag oo Aqalka Cad ka baxday, !RAN oo tanaasul diidday & Pakistan & India oo...

10/06/2026

Putin oo ku dhawaaqay go’aan ka farxiyay !RAN, Trump oo ka fakaraya duqeyn cusub & damaca Tehran

10/06/2026

!RAN oo digniin u dirtay Trump, Xog culus oo kasoo baxeysa weerarkii xalay & Pakistan oo duqeysay...

10/06/2026

Ra'iisul Wasaare Hamza Abdi Barre maanta waxa uu qaaday tallaabo gobannimo leh, Soomaalinimo leh, sidoo kale dhiirra-gelineysa dhallinyarada haldoorka ah.

Garsoore Omar Abdulkadir Artan waa halyeey metalay Qaaradda madow iyo sumcadda bulshada Soomaaliyeed ee geeska/

Isha muuqaalka: Nasra Bashir Ali

XOG CUSUB: Mareykanka oo ciidamadii ugu badnaa dul dhigay !RAN & Dagaalka oo weji cusub yeeshay
10/06/2026

XOG CUSUB: Mareykanka oo ciidamadii ugu badnaa dul dhigay !RAN & Dagaalka oo weji cusub yeeshay

XOG CUSUB: Mareykanka oo ciidamadii ugu badnaa dul dhigay !RAN & Da...

10/06/2026

Mareykanka oo weeraray !RAN, Tehran oo jawaab culus bixiyey, Saldhigyo la garaacay & Carabta oo...

Magaalada Muqdisho saakay waa in la gilgilo oo dunida la tuso qiimaha Omar Abdulkadir Artan, waa in loosoo dhoweeyo si l...
10/06/2026

Magaalada Muqdisho saakay waa in la gilgilo oo dunida la tuso qiimaha Omar Abdulkadir Artan, waa in loosoo dhoweeyo si la yaab leh, oo muujineysa qofnimadiisa, waa in kor loo qaado sumacadda uu Afrika iyo Soomaaliya u sameeyay.

Garsoore Cumar Cartan waa in lagusoo dhoweeyo calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya & astaanta Midowga Afrika, lana maamuuso helyeeynimadiisa.

Muqdisho, maanta waxaa indhaha ku haya warbaahinta dunida, waa in la muujiyo sarreyn, midnimo iyo Soomaalinimo.

09/06/2026

DEG-DEG: Mareykanka ayaa duqeeyay Jasiiradaha Qasham, Miinaab iyo Sariik ee dalka Iiraan. Madaxweyne Trump iyo Ciidamada Mareykanka ayaa ku tilmaamay duqeynta mid ay isku difaacayaan.

Illaa iyo 6 qarax ayaa laga maqlay Jasiiradda Qasham, diyaaradaha dagaalka ayaa weerarka ka qeyb qaadanaya, Trump ayaa ku micneeyay howl-galka mid culus oo jawaab ah, laguna naafeeyay Iiraan.

Guddoomiyahii h**e ee Gobolka Benaadir Thabit Abdi ayaa mucaaradka Soomaaliya kula taliyay in la mideeyo aragtida ka hor...
09/06/2026

Guddoomiyahii h**e ee Gobolka Benaadir Thabit Abdi ayaa mucaaradka Soomaaliya kula taliyay in la mideeyo aragtida ka horjeedda Villa Somalia & MW Xasan Sheekh Maxamuud, lana helo fahan bisil oo ku dhisan aragti sarreeya oo u daneyneysa Qaranka Soomaaliyeed, si looga gudbo qorshe kasta oo ku dhisan doorasho hal dhinac ah & muddo kororsi farsameysan.

Siyaasiga Thabit ayaa soo jeediyay in meel la iska dhigo aragtida la xiriirta tabashooyinka shaqsiga ah, lana ixtiraamo Madaxweyne h**e Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay mucaaradka geliyeen go’doon siyaasi ah, loona ogolaado in uu kusoo biiro safka mucaaradka.

Xubno ka tirsan Madasha Samata-bixinta, sida Ra’iisul Wasaare h**e Xasan Cali Khayre & siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa maalmihii lasoo dhaafay diidanaa in Golaha uu kusoo biiro Farmaajo kuwaas oo qaba tabasho ka dhan ah Madaxweynahii h**e.

Qaar kamid ah siyaasiyiinta sida Shariif Sheekh Axmed ayaa doonaya in Farmaajo loo ogolaado Golaha mucaaradka Muqdisho, laakiin xubanaha tabashada qaba ayaa weli is adkeynaya, waxayna arrintaas fursad u abuureysaa regime-ka Villa Somalia.

09/06/2026

!RAN oo jawaab kulul ka bixisay hanjabaaddii Trump, xiisadda oo cuslaatay & bur-burka wadahalka

Address

Kalimani
Mogadishu
00610

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdiaziz Barrow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category