Xogside News

Xogside News Entertaiment,news and datas. You will get here;
News
Entertaiment,
Sports
Checking data.m

Jaantus;Ciidamada Ahlusuna oo dib ugu soo laabanayo Saldhigyadii ay dib uga gurteen ee Gudaha Magaaalada Guriceel ku yaa...
23/10/2021

Jaantus;Ciidamada Ahlusuna oo dib ugu soo laabanayo Saldhigyadii ay dib uga gurteen ee Gudaha Magaaalada Guriceel ku yaalo

Dagaaalka ayaana Ka socdo Gudaha degmada Guriceel iyadoo aanan weli lagj kala Adkaan Fagaaraha dagaalka rasaasta nuucyadeeda kala duwan ayaana laga maqlayaa gudaha iyo daafaha magaalada Guriceel.

Abdulaahi Wariye

Xaaska Roberto Firmino uur ayay leedahay Sawirkaan ayayna soo dhigtay barteeda Instagram-ka...πŸ˜‚πŸ€”πŸ˜‚Cajaa'ib Sheekhow.πŸ€”
16/09/2021

Xaaska Roberto Firmino uur ayay leedahay Sawirkaan ayayna soo dhigtay barteeda Instagram-ka...πŸ˜‚πŸ€”πŸ˜‚

Cajaa'ib Sheekhow.πŸ€”

Basadiirka u dhashay dalka Tanzania oo Muqdisho yimi laba maalin ka hor ayaa shaaciyey in isaga iyo qaar ka mida fanaani...
16/09/2021

Basadiirka u dhashay dalka Tanzania oo Muqdisho yimi laba maalin ka hor ayaa shaaciyey in isaga iyo qaar ka mida fanaaninta Soomaalida ay Show ku qaban doonaan magaalada Muqdisho galabta jimcada ee soo socota.

Farxan Diraac ayaa Riwaayadaha Basadiir iyo saaxibtiis Idil ku turjuma Afsoomaali kadibna wuxuu dhigaa bartiisa Facebook,halkaas oo ay Soomaali badani kaga falceliso.

Adigu ninkaan marna makaa qosliyey.?

Inta la xaqiijiyay 10 ruux ayaa geeriyootay halka in ka badan ay ku dhaawacmeen, kadib markii Qof isku soo xeray waxyaab...
14/09/2021

Inta la xaqiijiyay 10 ruux ayaa geeriyootay halka in ka badan ay ku dhaawacmeen, kadib markii Qof isku soo xeray waxyaabaha qarxa uu isku qarxiyay maqaayad ku taal degmada wadajir.

Maqaayadda oo ku taal gaar inta u dhaxeeysa Koontoroolka Xalane iyo xerada janeraal dhagabadan, waxaana maqaaxida inta badan ku sugnaa askar ka tirsan Ciidamada dowladda.

laamaha Ammaanka ayaa goordhow faah faahin doona qaraxa

Doorashada Aqalka Sare oo ka socota Magaalada Jowhar, waxaana soo dhamaaday wareega 1aad, iyada oo la kala belay.XAJI MU...
14/09/2021

Doorashada Aqalka Sare oo ka socota Magaalada Jowhar, waxaana soo dhamaaday wareega 1aad, iyada oo la kala belay.

XAJI MUSE 51 COD.

AXMED DAACI 28

C/LAHI SH XASAN 15

DR CADAAY 2

Wareeg labaad ayaa la galayaa, kaas oo ay ku tartanayaan Axmed Daaci iyo Muuse Suudi.

Uwac labadaan GabdhoodπŸ˜‚.
14/09/2021

Uwac labadaan GabdhoodπŸ˜‚.

10/09/2021

Let us see who have the most Fans in the World.

The best Strikers

10/09/2021

π™‡π™„π™Šπ™‰π™€π™‡ π™ˆπ™€π™Žπ™Žπ™„ π™ƒπ˜Όπ™-π™π™π™„π˜Ύπ™† 🐐

79 goals for Argentina πŸ‡¦πŸ‡·

Passing Pele to become the top scoring South American in men's international football history πŸ₯‡

08/09/2021

Most goals + assists in 2021:

Messi 47 (33 goals + 14 assists)
Lewandowski 47 (42 goals + 5 assists)
Halaand 42 (33 goals + 9 assists)
MbappΓ© 40 (32 goals + 8 assists)
Memphis 38 (25 goals +13 asissts)

08/09/2021
Tijaabi aqoontada, naguna soo biir oo follow nasoo dhehπŸ‘‰πŸΌ Abdulaahi Wariye
31/08/2021

Tijaabi aqoontada, naguna soo biir oo follow nasoo dhehπŸ‘‰πŸΌ Abdulaahi Wariye

Address

Mogadishu

Telephone

+252683599353

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogside News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share