Awale Show

Awale Show Welcome To My page To All My People

28/06/2024

”Waxaan ka seexan waayey ereygii ahaa Amxaar ayaa Xamar iga xiga, waa gef weyn oo laga galay aniga iyo Soomaali oo dhan”. Abwaan Ibraahim Muumin Nuur (Abwaan Liiro)

28/06/2024

Sida saxda ah somalida qaranimada qabiilka ayaa kalawayn

28/06/2024

Xaaslayaashii bosaso ee xaasaskoodii kasoo xagaa baxeen oo dacwo laga yahay😂😂😂😂

28/06/2024

Daarood laylkase iyo puntland oo wada socda baa dagaal nagu soo qaaday, sacad

28/06/2024

Wararka saaka Dagaalka Sacad iyo laylkase halkaan isha kuhay👀

28/06/2024

Ma samaysta ma habaysta habeenkeenii weeye caawee ma jimcaystaa mahabayataayoo ma labaystaa😂😂😂🤚

28/06/2024

Laba gaari dirqi ku kala badbaaday Labadaaa dawaral yaa qaldan?

27/06/2024

SOO DHAWAYTII NimcaanHilaac Muqdisho Iyo fanaantii caasimada kamid yahay kusoo Dhawewyeen

27/06/2024

Hobalka wayn alfanan oo si mug wayn loogu soodhaweeyay magaalada Muqdisho

25/06/2024

Yare si mugleh loogu soo dhaweeyay barxadii Garowe

25/06/2024

LAACIB Abdi Xaafid Yare oo lagu soodhaweeyay garowe muxu ka dhahay soo dhawayntiisii.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Awale Show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Awale Show:

Share