Hon Abdi Yare Hirsi

Hon Abdi Yare Hirsi warhelaa talo hela 1986 g banaadir

04/09/2026

Scw scw scw
Scw scw scw
Scw scw scw

02/05/2026
03/03/2026
Allaah, xanuun badanaa baahidu, Allaah xanuun badanaa oonku, Abaartu xumaa oo xanun badana
01/03/2026

Allaah, xanuun badanaa baahidu, Allaah xanuun badanaa oonku, Abaartu xumaa oo xanun badana

28/02/2026

Weerarkii ugu horreeyay ee lagu qaaday caasimadda Tehran ayaa latabiyey in lagu bilaabay gantaallo nooca Tomahawk cruise missiles ah, kaas oo laga soo riday maraakiib dagaal oo Maraykan ah kuna sugnaa Gacanka Cumaan (Gulf of Oman), sida ay sheegayaan Ilo wareedyo milateri.

Dalka Oman ayay u noqonaysaa markii 2aad dalkii isagoo dhexdhexaadinaya 2da dhinac dagaal qarxo, iyadoo waliba balantu ka fuli weyday dhinacyada Israa`iil & Mareykanka.

Trump ayaa weerarkan ayaa ku tilmaamay bilowga howlgal militari oo ballaaran,oo lagu bedelayo hanaan is xukunka ee Iran, kaas oo si toos ah u beegsanaya xarumaha istiraatiijiga ah ee Iran, dadkana loogu yeeray in guryahooda ku jiraan oo meel kasta la qarxin doono sida Trump sheegay.

Address

Maka
Mogadishu
818956

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hon Abdi Yare Hirsi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share