
21/11/2022
Xasabiyaha guud ee Qaranka Somaliya Fatima Cismaan Dhagajuun ayaa markii ugu hareeysay furumaha dagaalka ee gobolka hiiraan gaar ahaan jiinka wabiga gaar siisay deeq Kabo.
Ciidankii Beesha Saleeban Cabdale oo ay u dirtay ka bahaas ayaa diiday in ay qaataan waxaana ku sheegeen mid layaab ku noqotay in qof 6 sano dadkeeda soo xasuusan in hada kabo usoo dhibto.
Waxa is weydin mudan fatima oo 6 sano kursigan ku fadhisay ayaa dalka, dadka soomaaliyeed, dadkeeda wax u qaban waxana ay ku mashquushay musuq iyo nin jeclaysi iyo Dano u gaar ah.
Waxaa lagu wadaa in saacadaha iyo maalmaha soo socda xilkaas laga gaado maadaama ay meesha u ka dhigatay mid iyada u gaar ah oo aysan u arkin Dowli tahay.