Gal gacal TV

Gal gacal TV kusoo dhowaw wararka dunida iyo madadaaloyinka dunida the best way you can get more information

20/04/2024

Xilka saar naftaadoo
Xaaladaha aduunyada
Xabad Xabad ukala qaad
Oo xarif hadaad thy xubigadu yuu demin πŸ©·πŸ‘‹

03/04/2024

Xubi iyo xumataba is ma
Xeeriyane .
Xa, uu bey wadaagan

09/11/2023

Turxan bixinta kuwa tegay
Waxay talaabo utahay
Kuwa ha dhy

29/10/2023

Dheeman dhaaya quruxey. 😍
Ruux loodhameeyaay.

Qofka igu dhex noolee
Qalbiga lagu dhirirshaay.

Noloshada hakufekerin in aad gabar
Iyo wiil midna xumayso.

Maxa yelay dhamaan ayay sharf notahy

17/09/2022

Dunida intan waakasii quruxbad naa lahayd
Hadii jacayl lagu Shar Xi lahaaπŸ’šπŸ’šπŸ’šπŸ’šβ€β€β€β€πŸ’‹πŸ’‹πŸ’‹πŸ’‹πŸ’‹πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜

31/08/2022

Hamodin adigu inaan ku hiifee
Hawen dhamaan Baan kahowl yarays tee πŸ™ŠπŸ™ŠπŸ™ŠπŸ™Š

29/08/2022

Qofka dhabkuu jecel wamidka
Aan dhawaqada Kadhergin xitaa
πŸ’‹πŸ’‹πŸ’‹πŸ’‹πŸ’‹πŸ’‹πŸ’‹πŸ’‹πŸ’•πŸ’•πŸ’™πŸ’™

15/08/2022

Gabdhaha soomaaliyeed dhaman waxa ay dhibane
Uyihii nin wahore Kategay kaas oo dabka uu shiday
Ay isaga geneyso halyey alle ugu amaal guday

Wll inta aad guursan lahyd qof adi aad jeceshay
Oo qadarin kuu haynin guurso mid asi kujecel oo
Normal ah taasi ood uga badbaadi kartid
Hagardaamo kale
Ma aha in aad mustaqbal kada shaqsi Dartiis u ilaawdo

Ragow adinkane gabdhaha qalbigooda ilaliya
πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜β£β£β£β£

13/08/2022

Rali noqo wanolosha barked
Yeysan kula dhibbadan rali gelinta saxiibkada

04/08/2022

Nolosha ma aha mid lagu xusikaro
Halwaqti .
Hanoqon qof jacaylkisa wayaha
Kula dagaala
Ee noqo qof waagi baryaba wixi jira laqaata .
Galgaca Tv

24/04/2022

Love+love

08/04/2022

Nashiido macan welcom

Address

Mogadishu

Telephone

+252618280878

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gal gacal TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gal gacal TV:

Share

Category