Galmudug post

Galmudug post Soo dhawaada

Guri ku yaal masjid cali gaduud ayaa laga helay hubkaan iyo lacagtaan oo ee ka carareen shabaab kii.Galmudug post
06/11/2022

Guri ku yaal masjid cali gaduud ayaa laga helay hubkaan iyo lacagtaan oo ee ka carareen shabaab kii.

Galmudug post

06/11/2022
Wasiirka amniga Galmudug Maxamed Cabdi Aadan 'Gaboobe' iyo guddoomiyaha Gobolka Mudug Axmed Xuseen Shire 'Bukhaari' ayaa...
06/11/2022

Wasiirka amniga Galmudug Maxamed Cabdi Aadan 'Gaboobe' iyo guddoomiyaha Gobolka Mudug Axmed Xuseen Shire 'Bukhaari' ayaa maanta booqday furimaha Ciidamada Daraawiishta Galmudug ku leeyihiin duleydka Degmada Wisil.

Ujeedka booqashada wasiirka ayaa salka ku haya u diyaar garow dagaal ka dhan ah kooxda AS, kaas oo ay wadaan Beesha uu wasiirka ka dhashay, xilli ay muddo fog difaac uga jireen Koonfurta Gobolka Mudug, dagaallo qaraarna uu ku dhex maray kooxda AS.

Galmudug post

Address

Banadir Soobe
Mogadishu
2233

Telephone

+252619332524

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galmudug post posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Galmudug post:

Share