CeelWaaq News Times

CeelWaaq News Times CeelWaaq news (CeelWaaq News) is an independent Somali News site owned by CeelWaaq news Media Inc. E

Broadcasting, Entertiments,
2020

Mogadishu, Somalia
Area served

& abroad (satellite)

Federal Government of Somalia

Dubbe is the Minister of Information of Federal Government of Somalia

Somali National Witter Newspaper is the principal public service broadcaster in Somalia. Headquartered in Mogadishu, the nation's capital, its main res

ponsibility is to provide public service broadcasting throughout the country. CeelWaaq News is regulated by the Ministry of Information, of the Somali Council of Ministers

11/11/2025
Tanzanian entertainer and Diamond Platnumz’s longtime associate Baba Levo (real name Clayton Revocatus Chipando) has off...
11/11/2025

Tanzanian entertainer and Diamond Platnumz’s longtime associate Baba Levo (real name Clayton Revocatus Chipando) has officially been sworn in as the Member of Parliament for Kigoma Town.

゚viralシfypシ゚viralシal ゚viralシ

 : Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shaqo joojin ku sameeyay saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya.Saraakiisha shaqada...
11/11/2025

: Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shaqo joojin ku sameeyay saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya.

Saraakiisha shaqada laga joojiyay ayaa kala ah:
1-Maxamed Amiin, Agaasime ku xigeenkii Guud ee Madaxtooyada.

2-Hinda Culusow, Agaasimaha hab maamuuska Madaxtooyada

3-Cabdirisaaq British, Kaaliyaha Madaxweynaha Soomaaliya.

Saraakiishan ayaa shaqa joojintoodu ka dhalatay hababkii loo maareeyay safarrada Madaxweyne Xasan Sheekh ee isxig-xigay.

゚viralシfypシ゚viralシal ゚viralシ ゚viralシfypシ゚viralシ

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa Mudane: Samow Hussein Ibrahim u magacaabay Guddoomiy...
11/11/2025

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa Mudane: Samow Hussein Ibrahim u magacaabay Guddoomiyaha degmada Ceelwaaq ee gobalka Gedo Soomaaliya.

゚viralシfypシ゚viralシal ゚viralシ

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa Mudane: Samow Hussein Ibrahim u magacaabay Guddoomiy...
11/11/2025

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa Mudane: Samow Hussein Ibrahim u magacaabay Guddoomiyaha degmada Ceelwaaq ee gobalka Gedo Soomaaliya.

゚viralシfypシ゚viralシal ゚viralシ

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jubbaland  mudane Cabdifitax Maxamed Muqtaar ayaa magacaabay Cab...
09/11/2025

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jubbaland mudane Cabdifitax Maxamed Muqtaar ayaa magacaabay Cabdiraxmaan Bashiir Aadan (Happy) inuu noqdo Agaasimaha Taleefishinka Dowladda Jubbaland.

Magacaabistan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu tayeynayo iyo lagu casriyeynayo warbaahinta dowladda, iyadoo la tixgeliyay aqoonta, kartida iyo waayo-aragnimada uu leeyahay masuulka cusub.

Wasaaraddu waxay rajaynaysaa in Agaasimaha cusub uu door muuqda ka qaato xoojinta iyo kor u qaadista howlaha Telefishinka Jubbaland, si uu u noqdo mid waafaqsan waqtiga iyo baahida bulshada Jubbaland.

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Al Cadaalla ayaa diiday in Bogga Taleefashinka qaranka lagu daabaco xil ka qaadistii lagu...
08/11/2025

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Al Cadaalla ayaa diiday in Bogga Taleefashinka qaranka lagu daabaco xil ka qaadistii lagu sameeyey xaaskiisa Fartuun Sharif Cali taas oo ahayd Agaasimaha Guud ee Isbitalka Banaadir.

Fartuun ayaa xilka laga qaaday loo dhiibay Walaalkeed, Cabdirisaaq shariif Cali Waana qalad uu sameeyey Wasiurka Caafimaadka Soomaaliya.

DEG DEG: xog hoos ayaa ku helnay in dowladda dhexe ay diyaarisay xarriga Xassan Ciraaqi oo ay dowladda ku tuhunsan tahay...
12/12/2024

DEG DEG: xog hoos ayaa ku helnay in dowladda dhexe ay diyaarisay xarriga Xassan Ciraaqi oo ay dowladda ku tuhunsan tahay in uu la shaqeeyay dhanka Axmed Madoobe uuna fududeeyay in ay ciidanka isdhiibaan qaarna ka baxsadaan Raaskambooni.

Xog- xaqiiqadeedq waxay soo bixi doontaa marka Xassan Ciraaqi uu Muqdisho soo galo.

  Gobalka Gedo somaaliya Darsada idiin muuqato biyihihii ayaa kadulmaray oo bacaad saaray kadibna cows ayaa kabaxay bal ...
01/12/2023

Gobalka Gedo somaaliya

Darsada idiin muuqato biyihihii ayaa kadulmaray oo bacaad saaray kadibna cows ayaa kabaxay bal qiyaas xaladaas

Dagmadii Ceelwaaq dadkii daganaa waxa ay kaqaxeen daadadkii oo dagmadii dibad joog ayay kanoqdeen waakuwaan dameerihii daadadka dabaalanaya

Dagmada Ceelwaaq ee gobalka.Gedo dhibaatada kajirto dhanka fatahaada ruux tagay oo indhihiisa kusoo arkay mooyaane ruux wax looga sheekayn karo ma ahan

Magaalada waxaa ladhihi karaa 90%biyo ayaa qaatay oo dadkii banaanka ayay uga qaxeen

MADAXWEYNE CABDICASIIS LAFTAGAREEN OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA AGAASIMAHA ISPITAALKA DEGMADA BUUR-HAKABABaydhabo, Disembar...
07/12/2022

MADAXWEYNE CABDICASIIS LAFTAGAREEN OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA AGAASIMAHA ISPITAALKA DEGMADA BUUR-HAKABA

Baydhabo, Disembar 7, 2022; Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Dr Bishaar Ali Huub oo ahaa Agaasimaha Ispitaalka Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Marxuum Dr Bishaar Ali Huub uu ahaa da,yar dalkiisa wax usoo bartay kuna qanacsanaa uadeegida bulshadiisa balse ay sababsadeen cadowga khawasrijta alshabaab oo marwaliba mashquul ku ah sidii ay dunida udhaafin lahayeen qofka bulshada waxtarka uah.

“inalilaahi waina ileeyhi raajicuun waxaan ehelka,qaraabada iyo guud ahaan shacabka soomaaliyeed ugu tacsiyaynayaa geerida naxdinta leh ee ku timid alle haunaxaristee marxuum Dr Bishaar Ali Huub,tani waxay daliil utahay sida cadowga khawaarijta Alshabaab marwaliba bartilmaameed ugu yihiin haldoorada bulshada uadeegaya marxuum bishaar waxa uu geeriyooday isagoo uadeegayo bulshadiisa.

Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen ayaa Marxuumka Alle uga baryay in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay.

DHAMMAAD

 : Degmada Celwaq ayaa waxaa ka dhacay shaqaaqo kabilaabatey muran dhuleed 2 qof oo shacab ah ayaa kudhimatey inkabadan ...
03/12/2022

: Degmada Celwaq ayaa waxaa ka dhacay shaqaaqo kabilaabatey muran dhuleed 2 qof oo shacab ah ayaa kudhimatey inkabadan 4 qofna waa dhaawac shacabka oo aan lahadalney waxay muujinayaan walaac badan oo ku aadan sidi xal loogu heli lahaa dhibka dhacay iyadoo ay diideen eheladi ay kadhinteen labada qof in la aaso meydka.

Muuqaal ayan idinla wadaagi doonaa dhawaan.

Address

Ceel-Waaq
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CeelWaaq News Times posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to CeelWaaq News Times:

Share