06/12/2022
Halis kale oo Soomaaliya ku soo wajahan,
Madaxwayne Xasan Shiikh ayaa sheegay in uu lacag dayn ah aadna u tiro badan uu qaadan doono hadii Soomaaliya daynta hada lagu leeyahay laga cafiyo,
arintaan ayaa halis dhaqaale dalka u keeni karta hadii mar kale dayn qoorta loo galiyo.