Sadiiq Mohamed Ali

Sadiiq Mohamed Ali Kusoo dhowaaw halkan waa Pagekeyga Sadiiq Mohamed Ali waa ii faraxad inaad ka mid noqoto saaxibadeeyda halkan ku xiran Meel kasta oo aad Dunida kajoogtaan.

Mahadsanidiin.

24/05/2023

Bari fadhi miyaa

Amar dowlo ninkii dabaal

Aamiin
14/01/2022

Aamiin

12/12/2021
27/03/2021
26/03/2021

Ka faaideyso walaal Bisha Shacbaan Sh Xasan Ibraahim Ciise❤xafidahullah⚘

Fadlan ka faa'iideyso

26/03/2021

Please like inoo Saar Page_ka adoo mahadsan

15/03/2021

Reer Xamar waxay TV ka maqleen badda ayaa dacwaddeeda maanta laga furay dalka Holand illaa caawana waa la isku dheggan yahay.

TVga ay soo waceen kulahaa, badda haddiis la dacbeynaayo in horta iida la qaado oo bacdeen maxkamadda la geeyo maahinoo, see ku dhacdi in bad oo hadda la joogno dhahdiin dacbo aa loo qaadi, yaaqey afkiinna suubsada ma ogtidiinoo in karoono jiro oo la dhimahaayo.

Maxaa loola yaabaa Farmaajaba bulaleyr uu ka cararee.

Inaalilaahi wa inaa ilahayhi raajicuun  janadiisa ha geeyo Madaxwaynihii h**e ee Somaliya Cali Mahdi Maxamed oo ku geeri...
10/03/2021

Inaalilaahi wa inaa ilahayhi raajicuun
janadiisa ha geeyo Madaxwaynihii h**e ee Somaliya Cali Mahdi Maxamed oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi, waxuu qayb wayn ka soo noqday dibu dhiskii dalka, ilaahay samir iyo iimaan haka siiyo Umada Soomaaliyeed, qoyskii uu ka baxay.

Aaaamiin .

13/02/2021

"Wiil Dhalin yaro Ah Oo Dadka Cadaanka ah ee Waddoooyinka Maraaya bara diinta islaamka.

Fadlan Share Dheh

11/02/2021

"Ummad dadkeeda waalan dhageysata majirto oo aan Soomaali aheyn"!

Sh mustafe

11/02/2021

JIMCA WANAAGSAN DHAMAN EHEL IYO ASXAAP 🥰

Address

Mogadishu

Telephone

+252616488151

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sadiiq Mohamed Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share