Global Citizen Consultants

Global Citizen Consultants Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Global Citizen Consultants, Mogadishu.

Waxaan ka caawinnaa ganacsiyada inay ku koraan dunida online-ka iyadoo la adeegsanayo muuqaallo hal-abuur leh, ol’oleyaal bartilmaameed leh, iyo xeelado suuqgeyn oo casri ah. Global Citizen Consultants (Kaafiye Digital Marketing) waa shirkad casri ah oo ka shaqeysa la-talinta ganacsiga iyo suuqgeynta dhijitaalka ah, fadhigeeduna yahay Magaalada Muqdisho, Soomaaliya. Waxay bixisaa xalalka ganacsiga

la xiriira suuqgeynta dhijitaalka ah, horumarinta, iyo suuqgeynta ganacsiga (brand-ka), istiraatiijiyadda ganacsiga, iyo isgaarsiinta xirfadaysan.

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252612021853

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Global Citizen Consultants posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share