Xogta Biriweyne

Xogta Biriweyne jounalism page

03/12/2025

Nabdon Yuusuf mumin Tigow(masguud)
Ay si kooban ugu hadlay arinta biriweyne iyo sida lagu lagu sameey magaca shantacalemod semore...

02/12/2025

Gajecelka kismayo oo ka soo jawbay baaqii xildhaan jeesow

29/11/2025

Yaa dhihi karo waxii manta biriweyne ka dhacay aano qabiil ma ahan

26/11/2025

Taliye wadani Duqow oo ku raxeysanaayo kadib markuu burqadaan Axmed gashaan
Halc
Cabdulle isaaq

13/11/2025

Inalilahi wa inaaa leyhi raajicuun
Allah u naxariisto wllken cabeey cali dhoore oo manata gacan ka xaqdaran ku dishay duleedka degmada Wanlaweyn

13/11/2025

Canbaarayn Ku Socota Taliyaha Ururka 64-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Bismillaahi Raxmaani Raxiim
Taariikh: 12/11/2025

Shacabka degmooyinka Wanlaweyn iyo Yaaqbariweyne waxay si cad u muujinayaan walaac iyo canbaarayn ku wajahan taliyaha ururka 64-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Cali Cabdullaahi Halac (Halac), oo lagu eedeeyay inuu ka leexday waajibaadkii dowladnimo iyo ilaalinta amniga shacabka.

Taliyahan oo degmada joogay tan iyo sanadkii 2018---2026 ayaa lagu tilmaamay inuu si xad-dhaaf ah ugu mashquulay danihiisa shaqsiyeed, isagoo ka faa’iideysta ganacsiga wadada Afgoye–Wanlaweyn, isla markaana aan tixgelin siin danaha guud ee bulshada. Warbixino kala duwan oo ay soo gudbiyeen shacabka iyo odayaasha deegaanka ayaa tilmaamaya in taliyaha uu lacago sharci darro ah ka qaado gaadiidka xamuulka ah, taasoo sababsatay kala shaki iyo colaad beeleed gudaha gobolka.

Sida ay sheegeen dadka deegaanka, hab-dhaqanka taliyahaasi wuxuu noqday caqabad ku hor taagan nabadda iyo wadajirka bulshada, waxaana lagu eedeeyay inuu mararka qaar kiciyo khilaafaadyo beeleed si uu u ilaashado awooddiisa iyo danihiisa gaarka ah.

Shacabka Wanlaweyn iyo Yaaqbariweyne waxay cod dheer ku dalbanayaan in dowladda federaalka Soomaaliya iyo wasaaradda gaashaandhigga ay si degdeg ah u eegaan cabashadan, ayna fuliyaan baaritaan dhab ah oo lagu xaqiijinayo eedeymaha la xiriira taliyahan.

Waxaan si adag u leenahay:
> “Mas’uul kasta oo dhaawaca kalsoonida shacabka, ku xadgudba sharciga iyo mabda’a dowladnimada, ma istaahilo inuu sii hayo xil ciidan.”

Ugu dambayn, shacabka Wanlaweyn iyo Yaaqbariweyne waxay mar kale ku celinayaan codsigooda ah in la sameeyo isbedel dhab ah oo lagu xaqiijinayo nabad, cadaalad iyo kalsooni shacabka dhexdiisa.

Wabillahi Towfiiq
W/Q: Shacabka degmooyinka Yaaqbariweyne & Wanlaweyn

Deg deg dagal culus ayaa hada ka socdo tuulada buulo cajuso waxan lasoo dheegayaa qaasaaro Halkaan ishoo ku haay faahfaa...
18/07/2024

Deg deg dagal culus ayaa hada ka socdo tuulada buulo cajuso waxan lasoo dheegayaa qaasaaro

Halkaan ishoo ku haay faahfaahinta🔊

War deg deg ah waxa manta digaalka xogan ka dhacay inta u dhaxeyso deganada   iyo buur-eylo digalka ayaa wuxu ku bilaawd...
17/07/2024

War deg deg ah waxa manta digaalka xogan ka dhacay inta u dhaxeyso deganada iyo buur-eylo digalka ayaa wuxu ku bilaawday marka la ogaaday inaay soo duushay eylo kuna soo duushay deganka donaka halkas ooy degaanka ahaan ay u deganayeen besha dheemow ilaahey mahadii kuwii soo duulay waaa jabeen ayagoo qasaro fara badan la garsii
Inta ilaa hada la xaqiiji ayaa ah 1nin oo dhimasho ah iyo 2 dhawac sidokle waxa lagu soo furtay hub iyo gaadiid.

Waxii intaas ku soo kordha halkaan kala soco.

Warkaas waa been waxba k**a jiraan Waa been abuur intaas ayey tabar noqotayIn dad nool waa dhinteen la dhaha waxWerar qa...
21/01/2023

Warkaas waa been waxba k**a jiraan
Waa been abuur intaas ayey tabar noqotay
In dad nool waa dhinteen la dhaha wax
Werar qadayna malahan waa dad hooskooda
Ka carari haaayo intaas la socodo mahadsanidiin

18/01/2023

Geesiga guuxa halyeeyga aan gabanin
Ar aalow Hayeey wakana gaal dile gaaljecel samoow

Taliyo imaan qaad😂😂😂

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogta Biriweyne posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share