Googaa Media

Googaa Media Warar sugan oo ku fadhiya xaqiiqooyinka kala soco page kan

26/02/2025

: Ciidanka Puntland ayaa la wareegay Dasaan, oo ah deegaanka u dambeeya ee kudhamaado Togga Jeceel, oo mudooyinkii lasoo dhaafay lagula dagaalamay kooxda Argagixiso ee Daacicish, tan oo ka dhigan in wajigii 2aad ee howlgalka soo dhamaaday, lana galayo wajiga 3aad oo ah Tirtirid dhameystiran.

In Argagixisadu adkeysan weydo deegaanada laga soo bilaabo afaafka Timirshe ilaa Dasaan oo Togga Jeceel kusoo xirmay, waxay ka dhigan tahay in 2dii dagaal ee waa weynaa ee ay galeen ay awoodoodii ku lumiyeen, Hal doorkii Iyo hoggaanadii uga dhamaadeen.

Address

Makka Al Mukkarama
Mogadishu
252

Telephone

+25268320072

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Googaa Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share