Baxnan Media

Baxnan Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Baxnan Media, Media/News Company, Makamukaramah, Mogadishu.

Madaxweynaha jamhuuriyada federaalka soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa dalka jamhuuriyada Jabuuti kaga qeyb g...
28/12/2023

Madaxweynaha jamhuuriyada federaalka soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa dalka jamhuuriyada Jabuuti kaga qeyb galay kulan lagu sii amba qaadayo wada hadaladii udhaxeeyay jamhuuriyada federaalka soomaaliya iyo Somaliland.

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo cawa ka qeyb galayay kulan dadweyne ayaa sheegay in uu kalsooni fara badan ku qabo i...
27/12/2023

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo cawa ka qeyb galayay kulan dadweyne ayaa sheegay in uu kalsooni fara badan ku qabo in amnigiisa ay ilaaliyan ciidamo soomaaliyeed oo kaliya isagoona tilmaamay in uu aad ugu faraxasan yahay bur burkii kadib in uu noqdo madaxweynihii ugu horeyay ee ay ilaaliyan ciidamada qaranka soomaaliyeed oo aysan ilaalin ciidamo shisheeye.

Maamulkee isleedahay koobka waa uu ku guuleysan donaa?
26/10/2023

Maamulkee isleedahay koobka waa uu ku guuleysan donaa?

06/02/2021

DEGDEG: Guddoomiye Mursal oo furay kulanka Baarlamaanka labada aqal ayaa sheegay in aan laga hadlaynin wax la xiriira muddo kororsi balse loo gogol fadhiyo arrimaha doorashada quseeya.

Maanta oo kale 4 sano ka hor (25 January 2017) Guddiga doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo uu xilligaas Guddoomiye u a...
25/01/2021

Maanta oo kale 4 sano ka hor (25 January 2017) Guddiga doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo uu xilligaas Guddoomiye u ahaa C/raxmaan Beyle ayaa soo saaray Jadwalkii doorashada Madaxweynaha.

Madaxweyne Farmaajo ayaa galabta toos u daawanayay ciyaartii Finale-ka oo Astaan TV ay tebinaysay.
31/12/2020

Madaxweyne Farmaajo ayaa galabta toos u daawanayay ciyaartii Finale-ka oo Astaan TV ay tebinaysay.

31/12/2020

Xulka Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay koobkii maamul gobolleedyada Soomaaliya ⚽️

Ra"iisal wasaare ku xigeenka dalkaMahdi M. Gulaid  ''Guriga cad in Farmaajo laga saaro waxaa ka horeysa in la fuliyo wix...
30/12/2020

Ra"iisal wasaare ku xigeenka dalka
Mahdi M. Gulaid ''Guriga cad in Farmaajo laga saaro waxaa ka horeysa in la fuliyo wixii aan ku heshiinay, mana aqbalayno in daaqada laga soo galo''

Qoor-qoor " Waxaan halkaan u imaaday in aan la kulmo Madaxda tabashada kala qabto, waxaana rajjeynayaa in kulamadaas ay ...
30/12/2020

Qoor-qoor " Waxaan halkaan u imaaday in aan la kulmo Madaxda tabashada kala qabto, waxaana rajjeynayaa in kulamadaas ay kasoo bixi doonto natiijo wanaagsan oo xaq u noqoto dalka lana qabto doorasho waxaana ka codsanayaa madxda iyo waxgaradka inay gacan ka geystaan"

“Ninka gurigaa cad dagan ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo niman odayaal ah oo ku gaafwareegaya Yaa u kala garnaqi doon...
30/12/2020

“Ninka gurigaa cad dagan ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo niman odayaal ah oo ku gaafwareegaya Yaa u kala garnaqi doona”

“Miyaan ahayn inaan ka hashiino sidii Gurigaas cad Albaabka looga galo oo aan Daaqada laga galin”

“Miyeeysan ahayn inaan ka hashiino gurigaas cad sidii looga bixi lahaa ama sidii loogu sii jiri lahaa”-

Sidaas waxaa yiri Mahdi Guuleed Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dowladda Federalka.

Axmed Madoobe" Hadii 16 kursi ee taalla Gedo uu qaadanayo Farmaajo doorashada dhan maan iska dayno xisbiga hantiwadaaga ...
30/12/2020

Axmed Madoobe" Hadii 16 kursi ee taalla Gedo uu qaadanayo Farmaajo doorashada dhan maan iska dayno xisbiga hantiwadaaga gacaanka Soomaaliyeedna ku dhawaaqno, waxaan diyaar u ahay in aan gobalka Gedo iska daayo hadii dowlada gobaleedyada kale ee ila midka ah ay min hal deegaan doorasho siiyaan madaxweyne Farmaajo"

30/12/2020

Waxaa goordhow si rasmi ah magaalada Garowe uga furmay Madasha Aragti Wadaagga ee sanadlaha ah oo ay soo qaban qaabisay Machadka Heritage, madashan ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Puntland, Galmudug iyo Jubbaland, Guddoonka labada Aqal, Ra'iisul Wasaare Kuxigeenka, Midowga Musharaxiinta iyo Marti sharaf kale.

Address

Makamukaramah
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baxnan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share