
15/05/2025
🎓 Fursad Dahabi ah oo Bilaash ah! 🔥
Ma dooneysaa inaad barato Odoo Accounting si FREE ah oo ay barayaal khibrad leh kuugu keenaan Live Online Coaching?
Hadafkeenu waa kor u qaadida tayada iyo xirfadda dhalinyarada Soomaaliyeed, si ay ula jaanqaadaan suuqa shaqada ee casriga ah.
📚 Waxaad baran doontaa:
✅ Odoo Accounting basics ilaa heer sare
✅ Practice live oo toos ah
✅ Tababar wax ku ool ah oo suuq shaqada kuu fududeyn-dona