SOOL MEDIA

SOOL MEDIA Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SOOL MEDIA, Media/News Company, Muqdisho zey piano, Mogadishu.

02/09/2023

Caawa burco bay qabsanayaan dhulbahante iga qora

Hambalyo hambalyo qurux dumar haliimo abdi daahir alle ha kugu anfaco cilmigaad baratey wllo🎓🎓🎓🎓🎓🎓🎓🎓🎓🎓
16/11/2019

Hambalyo hambalyo qurux dumar haliimo abdi daahir alle ha kugu anfaco cilmigaad baratey wllo

🎓🎓🎓🎓🎓🎓🎓🎓🎓🎓

Maxamed C/Nuur (Kilibaato) Wuxuu Kaalinta Koobaad Ka galay Tartanka Orodka 5km  Puntland Oo Garoowe Lagu qabtay Wuxuu ma...
09/11/2019

Maxamed C/Nuur (Kilibaato) Wuxuu Kaalinta Koobaad Ka galay Tartanka Orodka 5km Puntland Oo Garoowe Lagu qabtay Wuxuu matalayay Gobolka Sool.

Sidoo kale Wuxuu ku Guulaystay Orodka 5km Oo Mudo Laba Todobaad Ka Hor Ka Dhacay Laascaanood.

Waxaa Xusid Mudan In Walaalkii Cali C/Nuur Oo Hada Ka Hor Guulaystay Orodkan Heer Gobol Waxaana La Oran Karaa Inay walaalahani Hidaysteen Oo Hibo U Leeyihiin Orodka.

Sidoo kale isla Orodka Maanta Ka Dhacay Garoowe Waxa Kaalinta Afaraad Ka galay Xamse Jamac Oo Isna U Ordayay Gobolka Sool Xamse Wuxuu kamid Yahay Da'yarta Hada u Ciyaarta Kooxda FC:Dabka Oo Si Gaar ah ayaan Ugu Hanbalyaynayaa

Tartankii Laba Todobaad Ka Hor Ka Dhacay Laascaanood Xamse Jamac Wuxu Ka galay Kaalinta Labaad.

900 oo Orodyahan Oo Ka Kala Yimi Puntland Oo dhan Inaad Kaalinta Afaraad Ka gasho maaha Guul Yar waadna Dadaashay ee Halkaas Dadaalka kasii wad Walal.

Maxamed Iyo Xamse Si Guud ayaan Idinku Hanbalyaynayaa waxaadna Guul wayn Usoo Hoyseen Gobolka Sool Oo dhan.

09/11/2019

Kusoo dhawaada page kan cusub waa bage ka dhalinta g.sool ee sportska

Address

Muqdisho Zey Piano
Mogadishu
NO

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SOOL MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share