Badbaado Media

Badbaado Media ku soo dhawoow badbaado media, kala soco muuqaalo iyo barmaamijyo waxtarleh. follow and share.

19/06/2025

Muuqaal kale oo muujinaya duqaymaha ku socda Isr!!l.

19/06/2025

💥DEG DEG💥 Duqaymaha ay iiraan saaka la beegsatay(Isr!!l).

19/06/2025

💥DEG DEG💥Guriga Dani Naveh, oo ah Wasiir h**e iyo ganacsade Isra!!li ah ayaa kamid ah meelaha Iran la beegsatay gantaallada.

18/06/2025

💥DEG DEG💥 Gantaallada Iran ayaa laga daawanayaa hawada dalalka dhaca Barriga dhexe. Bartilmaameedku waa Isr!!l.

18/06/2025

💥DEG DEG 💥 Isr!!l Oo duqaysay xaruntii Bisha-cas ee caasimada iiraan (Dahraan).

18/06/2025

💥DEG DEG 💥Iiraan oo duqaysay caasimada ISr!!l.

17/06/2025

💥DEG DEG💥 Wasiirka Amniga Isr!!l, Itamar Ben Gvir oo la weydiiyay 'Maxaad uga xanaajiseen Iran? - ayaa ku jawaabay maynan garaneyn 'Awoodda gantaalladeeda'.

🎤Weydiinta ayaa timid xilli uu Saxaafadda kula hadlayay Tel Aviv.

17/06/2025

💥DEG DEG💥 Beegsiga Isr!!l.

17/06/2025

💥DEG DEG💥 Gantaalada iiraan oo ku siijeeda Isr!!l.

17/06/2025

💥DEG DEG💥 Iiraan oo iska caabinaysa weerarada dhanka cirka ee uga imaanaya Isr!!l.

Iran oo u sheegtay dadka reer Tel Aviv iyo Haifa in ay 'nafahooda badbaadsadaan' isagana baxaan aagga.
17/06/2025

Iran oo u sheegtay dadka reer Tel Aviv iyo Haifa in ay 'nafahooda badbaadsadaan' isagana baxaan aagga.

27/07/2024

Address

Temelli

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Badbaado Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share