24/02/2020
Maalmahan waxaa baraha bulashada in kuwa calooshood ushaqeystayaala ah in ay aflagaadeeyaan madaxdii wadanka soo martay hadda waxa ay baraha bulshada ku faafiyeen shir ay qabsadeen dad aayahooda iyo aayaha dalk kadashanaayo marka aan fiirshay qodobada ka soo baxay shirk waa qodobo loo baahanyahay
Maxeesa tahay waxa ay faafinayaan calooshood ushaqeestayaasha baraha bulshada lagu soo daadiyay
Dadka waxay wax ka sheegeen xassan sheikh maxamuud. Xassan waxa uu qabtay qodobada hoos ku xusan .
Xukuumada hadda jirta maxey qabatay ii sheega
Xasan waa ninkii dhisay nidaamka hadda ka shaqeeyo wadanka kuwa hadda talada haayo waxa ay dhameestiri layihiin waxaa yaabihii xassan uu ka tagay
Kuwa nuucaas ah miyaa dowlad dhisi kara
Xassan waa ninkii
1. Fadaralisim
2. Waa ninkii keenay qorshaha dhisida maamul gobolaydyadda iyo wada shaqeentooda
3. Xassan waa ninkii u dagaalamay gudbinta dacwada badda somalia iyo kenya
4. Waa ninkii dhisay ciidamo awood leh
5. Waa ninkii soo celiyay xariirada caalamiga ah ay somalia layeelato dunida inteeda kale
6. Waa ninkii soo celiyay jamacada ummada somalyeed